Kooxda Alshabaab ayaa bilowday inay xukuuno toogasho ah ku fuliyaan xubnaha ka tirsan Daacish ee gacanta ay ku dhigaan.
Browsing: Alshabab
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa maanta Shsr jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho, isagoo uga…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay inay burburiyeen Anteenooyin Isgaarsiineed oo ay leedahay shirkadda Safaricom ee dalka Kenya, kuwaasoo ku yaallay degaano…
Kooxda Alshabaab iyo saraakiisha ciidamada dowladda ayaa warar kala duwan kasoo saaray dagaal xalay ka dhacay magaalada Marko ee Gobolka…
4 xubnood oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday Gobolka Shabeellada hoose.
Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ayaa sheegay inay howlgal qorsheysan oo lagu qaaday degaanka Dugule ee Gobolka Shabeellaha hoose lagu burburiyay…
Hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan Miinooyinka ee United Nations Mine Action Service -(UNMAS) ayaa warbixin kasoo saartay weerarkii hoobiyeyaasha ee 1-da…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa cambaareeyay weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay weerar madaafiic ah oo duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta Xalane, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsanaa ciidamada milaeriga lagu dilay.
Kooxda Shabaab ayaa sheegatay in dagaal culus kula wareegtay Saldhigga ciidamada dowlkadda ee degaanka Goof-gaduud Buureey e duleedka Magaalada Baydhaba…
Waxaa magaalada Baydhaba saaka toogasho lagu fuliyey eedeysane ka tirsanaa Alshabaab oo lagu helay inuu toogasho ku dilay sheekh caan ka…
Koox hubeysan ayaa maanta askar iyo dad shacab ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Ceel Muluq ee ka…
Sirdoonnada reer Galbeedka yaa maalmihii ugu danbeeyay soo saaray warbixinno ku saabsan suuragalnimada qaraxyo argagixiso oo ka dhaca Geeska Afrika,…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa baaq kasoo saaray dagaallada ka socda Gobolka Hiiraan ee u dhaxeeya beelaha wada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba oo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
C/qaadir Abuukar Shaacir oo ahaa dil-suge ay maxkamadda ciidamada qalabka sida ku xukunta dil toogasho 06-dii Disembar 2017 ayaa saaka…
Waxaa saaka dil toogasho ah lagu fuliyey magaalada Muqdisho nin ku eedeysnaa Alshababnimo iyo inuu ka dambeeyay qaraxyo dhowra ah…
