Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu dagaal culus ku dhex maray duleedka degaanka Qalimow ee Gobolka Sh/Hoose ciidamo…
Browsing: Alshabab
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay…
In ka badan 20 qo oo u badan ciidamo ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ay…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ee degaanada Puntland ayaa sheegaya in kooxaha Alshabaab iyo Daacish ay iska hor imaadyo ku…
Alshabaab ayaa shaacisay Go’aan culus oo ay ka qaadatay kooxda Daacish ee Soomaaliya, kadib go’aan ka soo baxay hoggaanka Sare…
Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay caawa inay gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey in laba weerar oo duqeyn ah ay ku qaadeen degaanka Gendershe ee Gobolka…
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Guriga Sheekh Caan ah oo ku yaalla xaafadda Buulo-sheekh ee magaalada Jowhar, iyagoo…
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in Mukhtaar Roobow Cali uu yahay argagxixiso ay caddahay xaqiiqadiisa.
Intii uu xilka madaxweyne u tartamayey Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu soo jeediyey in wadahadal lala furo Alshabaab, markii uu talada…
Kooxda Alshabaab ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nabadoon iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu soo eedeeyay inay…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan laba ka mida raggii weerarka ku qaaday xerada Wadaadkii muranka…
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa shaaciyey in wixii hadda ka danbeeya xubnaha Alshabaab ee ciidamada…
Kooxda Alshabaab ayaa war ay ka soo saartay ganacsade lagu dilay xaafadda Ex. Kontorol Afgooye ee magaalada Muqdisho ku sheegatay…
Ciidamada Danab ee kumaandooska Somalia iyo ciidamo Mareykan ah oo wehliya ayaa xalay weerar ku qaaday xarun ay kooxda Alshabaab…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa sheegtay in Ciidamada Amniga ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen degaannada Sabiib iyo Caanoole…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay qarixii ka dhacay degaanka Dhannaane ee Gobolka Sh/hoose oo lagu dilay galabta Taliyihii Guutada 12-ka April…
Taliyihii Guutada 12-ka April ee ciidamada milateriga Soomaaliya Jen. Cumar Aadan (Cumar Dheere) ayaa lagu dilay qarax ka dhacay Gobolka Sh/hoose…
Ciidamo isugu jira Kumaandooska Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa xalay xilli danbe weerar ku qaaday degaanka Awdheegle ee Gobolka Sh/hoose.
Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay xubin ka tirsanaa Ururka Al Shabaab, kadib…
