Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in tuullooyin ka tirsan gobolka ay dagaallo ku dhex mareen kooxda la baxday…
Browsing: Alshabab
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Sh/hoose.
Qarax Miino ayaa ka dhacay degaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay in lala beegsaday ciidamo…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay Ciidmada Somalia oo taageero ka helaya saaxiibo Caalami ah…
Warbaahinta Alshabab ayaa war la yaab leh ka faafisay qaabkii loo aasay wadaadkii lagu dilay weerarkii ay ku qaadeen xaruntiisa…
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa shaaciyey in howlgallo qorsheysan oo ka dhacay Gobolka Shabeellada hoose ay ku guuleysteen inay soo saaraan…
Wararka laga helayo Goboka Bay ayaa sheegay in maleeshiyada ururka Alshabaab ay la wareegeeb degaanka Goofgaduud Buureey ee duleedka magaalada Baydhaba,…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen xaafadda Dhagaxtuur, iyagoo ku dilay qof…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug aya sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay si lama filaan ah uga baxeen magaalada Xarardheere.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo degaanka Ceel Cadde ee Gobolka Hiiraan ku dhex…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada ayaa xukunno ku riday xubin ka tirsan lagu soo eedeeyay inuu qorsheynayay dilal qorsheysan oo…
Waxaa baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto hareeyay doodii ugu kululeyd ee ka dhalatay dal qarax iyo weerar isugu jira…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in duqeyn ka dhacday Gobolka Jubbada Dhexe lagu dilay horjoogeyaal ka tirsan kooxda Alshabaab.
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle kuna sii jeeday magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay weerar ku galeen xaafad ka tirsan Degmada Beledxaawo,…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa war qoraal ah kasoo saaray duqeyntii saddexaad oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku qaadeen…
The U.S. military says it conducted two airstrikes in central Somalia Monday, killing a total of 37 al-Shabab militants.
Maamulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ee garsoorka u doonta kooxda Alshabaab, iyadoo la dul saaray ganaax lacageed.
Wararka laga helayo dadka degaanka ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay duqeyn culus ku qaadeen fariisimo ay kooxda Alshabaab ku…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal qaraar uu degaanka Dhagaxyaalle ka tirsan Guriceel ku dhex maray maleeshiyada…
