Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Weerarka & Dilkii C/weli Sh. Cilmi Yare oo Doodii ugu kululeyd ka shiday Baraha Bulshada [WARBIXIN]

    Weerarka & Dilkii C/weli Sh. Cilmi Yare oo Doodii ugu kululeyd ka shiday Baraha Bulshada [WARBIXIN]

    November 26, 2018Updated:November 27, 20182 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa baraha bulshada ee Soomaalidu ku xiriirto hareeyay doodii ugu kululeyd ee ka dhalatay dal qarax iyo weerar isugu jira oo saaka aroortii lagu qaaday xarun uu magaalada Gaalkacyo ku lahaa wadaad muran badan dhaliyey  oo lagu magacaabo C/weli Sheekh Cilmi Yare.

    Dadka ayaa ku kala qeybsamay weerarka Alshabaab ay sheegtay iyo dilka Wadaadka muranku ka taagnaa iyadoo dad badan ay falkaasi bogaadiyeen, soona dhoweeyeen, iyagoo sabab uga dhigay inuu ninkani u gefay Nebi Muxamed NNKH, isla markaan ay sax ahayd in la khaarijiyo, kuwaasi waxay ahaayeen dadkii ugu badnaa ee mowqifkaasi qaatay.

    Qolada labaad ayaa si weyn uga hor timid qaraxa iyo dilka Wadaadka, waxayna ku doodeen inuu ka mid yahay dadka Alshabaab sida xaqdarrada ah ku disho oo aanu waxba ka duwaneyn shacabka maalin kasta Alshabaab ku leyso Koonfurta Soomaaliya.

    Akhriso: Wararkii ugu danbeeyay weerarkii Gaalkacyo iyo Alshabaab oo dilay Sheekh C/weli Cilmi [Sawirro]

    Inkastoo Arrinta Wadaadka C/weli Sheekh Cilmi yare ay muddo soo jirtay culimo badanina ay ka hadleen arrintiisa oo qaarkood ay caddeyeen inuu diinta islaamka baxay, ayaa haddana qaraxa lagu dilay wuxuu soo shaac bixiyey qaabka ay dadka Soomaalida u fekeraan, waxayna dadka qaarkii oo baraha bulshada wax ku qora ku tilmaameen in Soomaalida inteeda badan ay Alshabaab taageersan tahay.

    Akhriso: Alshabaab oo Amar Dil ah ku xukuntay Nin Gaalkacyo ku nool oo ku gefay Nebi Muxamed NNKH

    Laba qolo oo ka sii farcantay laba kooxood ee Doodu ku dhex mareyso baraha bulshada ayaa sii xag jirta. Qolada taageerada dilka Wadaadka ku fogaatay waxay soo bandhigeen bishaaro iyo hambalyo ku aadan qaraxa iyo dilka ka dhacay Koonfurta Gaalkacyo.

    Akhriso: Culimada Soomaaliyeed oo Bayaan kasoo saaray Nin lagu sheegay inuu yahay Nebi [Akhriso]

    Qolada kale ee sida xagjirka ah Wadaadka u taageeray waxay dagaalkooda la aadeen feker iyo Wabaahiyada oo ay sheegeen inay ka dambeyso gaaleysiinta iyo dilka dadka masaakiinta ah, waxayna tani caddeyn u noqotay kala qeybsanaan weyn oo bulshada u dhaxeysa.

    Sax iyo khalad wixii uu noqdo qaraxa iyo dilka Wadaadka iyo dadkii la joogay, waxaan su’aal ka taagneyn inay dalka ka maqan tahay dowlad xoog leh oo dalka gacanta ku wada heysa, isla markaana fulisa sharciga iyo cadaaladda.

    GOOBJOOGE.NET

    Alshabab C/weli Sheekh Cilmi Yare Gaalkacyo Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Mahad Salaad oo weerar afka ah ku qaaday Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka
    Next Article Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Dheere oo War kasoo saaray Weerarkii Gaalkacyo & Baaq ku socda…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo