Faafhaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa Qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Weydo ee u…
Browsing: Alshabab
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay qarax miino oo ka dhacay Muqidsho ku dishay askar ka tirsan ciidamada AMISOM.
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee DAACISH ayaa ku hanjabtay inaysan dagaal aargoosi ah ku qaadi doonto kooxda Alshabaab ee Soomaaliya,…
Wararrka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inuu dagaal ku dhex maray duleedka degaanka Guriceel maleeshiyada Ahlu suna iyo kuwa…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in degmada Caabudwaaq lagu qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la…
Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay xaalada amniga, siyaasadda iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadda.
Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa laga masaafurinayaa xaasaska iyo caruurta ragga ka tirsan Alshabaab ee magaaladaasi ku nool, sida…
Maxkamada Ciidamada milateriga ee Puntland ayaa xukuno kala duwan ku riday rag loo heytsto Alshabaab iyo Daacish oo falal dilal…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab dagaal ku dhex maray degmad Jilib, kadib markii ay…
Banaanbaxayaasha looga soo horjeedo Dil toogasho ah oo maxkamad ku taalla Puntland ku xukuntay nin lagu magacaabo Cabdirasaaq Xuseen Tahliil…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dad shacab ah ay gacanta ku dhigeen mid ka mida dabley fal…
Wararka laga helayo degaanka Ceelashada biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay toogasho ku dileen laba…
Qeybta Warbaahinta kooxda Alshabab ayaa shaacisay muuqaal laga diyaariyey weerarkii ay Maleshiyada Alshabaab ku qabsaday degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe…
Kooxda Alshabaab ayaa si weyn u xoojigay lacagaha kala duwan ee ay ka qaado ganacsatada iyo dadweynaha ku nool Koonfurta…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgal ka sameeyeen degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-Burde,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ay xalay ku qaaday ciidamo ka tirsan…
Ciidammada Xoogga ee ka howlgalla degaanada Hirshabelle ayaa guulo ka sheegtay howlgallo ka dhacay degaano ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo…
Qarax miino ayaa lala beegsaday kolonyo ciidammo Itoobiyaan ah oo marayay deegaanka Ceel Gaal oo 15 km bari ka jira…
Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in Ciidamadeedaa ay qabteen xubin ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ee qaabilsan…
Ciidamada AMISOM ee ka kala socday dalalka Burundi iyo Jabuuti oo ay wehliyaan ciidamada Xoogga ee Milaterige Soomaaliya ayaa la…
