Ciidamada Hay’adda Nabadugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay shaqsi basaas u ahaa kooxda Alshabaab.
Browsing: Alshabab
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay duqeyntii ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, taasoo la sheegay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay koox hubeysan ay toogasho ku dilay nin ka mid ahaa ergadii dooratay xildhibaannada…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay xalay weerar kedis ahaa ku qaaday Koontaroolka Koonfureed ee…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Magaalada Muqdisho. iyagoo gacanta ku soo dhigay Xubin…
Maleeshiyada AlShabaab ayaa saaka aroortii weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada degaanka Deynuunaay ee duleedka magaalada Baydhaba.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ciidamada Booliska magaaladaasi oo uu hoggaaminayey taliyaha booliska degmada Baydhabo ay Caawa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa mid ka mida koox ay Alshabaab xukun toogasho ah ku fulyeen degmada Jilib ee…
Somalia’s al Shabaab Islamists on Tuesday shot five men in a public execution, including a Somali-British citizen accused of spying,…
Maxakamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukunno xabsi ah ku riday xubno lagu soo eedeeyay inay ka…
Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe aya sheegay in kooxda Alshabaab aay toogasho ku fulisay 5 nin oo Soomaali ah,…
Ciidamada milatariga ee Marayanka ayaa sheegay inay duqayn hor leh ka gaysteen deegaanka Kuunyo Baroow ee Gobolka Shabeellada Hoose maalintii…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay sawirro ku saabsan xaflad lagu qeybiyey lacago Seko ah oo uu soo qabanqaabisay maamulka Gobolka Banaadir…
Kooxda Alshabaab ayaa digniin u dirtay Dalladaha Waxbarashada Gobolka Banadir ka jira, iyagoo sheegay inay faafinayaan manhaj khaldan oo Hay’adda…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegay in dad shacab ah ay dileen sarkaal ka tirsan kooxda Alshabaab oo degaan…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay taageero siinayaan shacabka billaabay kacdoonka iyo dagaalka ay isaga xoreynayaan kooxda Al-shabaab.
Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray weerarkii is-miidaaminta ah ee Alshabaab ay ku qaadeen kolonyo ciidamada Talyaaniga…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saraakiil ajnabi ah oo la sheegay inay ka tirsan yihiin…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore ciidammo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay qabsadeen…
Ciidamada Millatariga ee ku sugan gobolka Gedo ayaa qaaday howlgal ay ka sameeyeen degmada Ceelwaaq, hawlgal lagu soo qabtay xubno…
