Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al Shabaab…
Browsing: Alshabab
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyey in weerarka cirka oo loo qaaday is-difaac lagu dilay xubno ka tirsan…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday Degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iyadoo beegsaday saldhig ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada Isbitaalka degmada Saakow oo diyaarado dagaal ay duqeeyeen, iyadoo warar kala duwan kasoo baxeen…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 12 ka mid ah maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Saakow ee gobolka…
Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka geystay degmada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe oo kadib Saqdii dhexe ee xalay, iyagoo duqeynta…
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar Cirka ah oo dowladda Itoobiya ay sheegatay inay ku dishay ilaa 70 ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen mas’uul ka tirsan Shirkadda Xawaaladda Amal oo…
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen…
Wararka laga helayo magaalada Afgooye ayaa sheegaya in Ciidamada milateriga ay howlgal xoog leh ka wadaan dagaano ka tirsan degmada afgooye…
Taliska ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA ayaa shaaciyey in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu qabtay xubin ka tirsan Alshabaab.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa ay koox hubeysan dil ka geystaan degmada Hodon, gaar ahaan agagagaarka…
Ciidammada milateriga ee 14-ka Oktoobaroo fadhigoodu yahay magaalada Marko ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegay inay xalay dileen horjooge ka tirsan…
Wararka laga helayo Magaalada Marko ee Xarunta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo howlgal amni oo ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeelaha hoose uu ka dhacay howlgal ay wadajir…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku…
Ciidammada Booliska Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa ee Gobalka Banaadir ku dilay Horjooge ka tirsanaa…
Qeybaha Bulshada deegaanada Guulane, Koosar, Nuur Dugle iyo Masaajid Cali Gaduud oo hoostaga degmooyinka Aadan-yabaal iyo Cadale ee ka tirsan…
Hay’adda Nabadsuggida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay inay hawlgal qorsheysan oo ciidamadeeda ka fuliyeen Muqdisho in lagu soo qabtay xubno…
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa afduub kula kacday odayaal fara badan oo kasoo jeeda Gobolka Galgaduud, kuwaasoo la sheegay in loo…
