Kooxda Alshabaab ayaa degmada Jamaame ku soo bandhigay maxaabiis iyo meydad ee ay sheegeen inay ku soo qabteen dagaalkii shalay…
Browsing: Alshabab
Warbixin cusub oo laga helay weerarkii saaka Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda maamulka Jubba ku lahaayeen degaanka Baar Sanguuni…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Markab taagan qaaday meel…
Wararka laga helayo degaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weerar halkaasi ka dhacay lagu dilay laba qof oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dabley hubaysan ay maqribnimadii Caawa nin ganacsade ah ku dileen Suuqa Bakaaraha, gaar…
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidammada Puntland ay isaga baxeen degaanka Af urur oo…
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa Liiska argagixisada ku dartay kooxda Jamaactu Al Hijra oo ah Alshabaab-ka ka howlgala Kenya iyo qeybo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay Galabta toogasho ku dileen saakaal ka tirsan ciidamada xoogga…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay is-miidaamiyihii fuliyey qarixii Sabtidii 14-ka bisha ka dhacay Taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo qeyb ka…
Todobaadkii labaad oo xiriir ah, waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay laba weerar oo sida loo soo diyaariyey iyo sida loo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in koox hubeysan ay duleedka degmada Afgooye toogasho ku dishay Jeneraal ka tirsanaa…
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax haleelay kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Bay ee…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloww Ducaale ayaa sheegay in ilaa 30 ciidamo ah loo xiray Weerarkii Alshabaab ee…
At least six people have been killed — including five of the attackers — in two assaults Saturday near the presidential…
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay weeraro loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab…
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, laba kalena way ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen shaqaalaha gurmadka, weerarradii maanta lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa lagha helayaa dil xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasoo loo geystay nin…
Kooxda Al-Shabaab ayaa War cad kasoo saartay heshiiskii muranka badan dhaliyey ee dowladda Soomaaliya Farmaajo iyo Itoobiya dhex maray, kuna saabsanaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa koox hubeysan ay dil toogasho ka geystaan magaalada iyadoo dilay laba askari oo…
Kooxda Alshbaab oo sheegtay weerarkii xarunta Otto Otto ee magaalada Muqdisho oo ay degan yihiin Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga…
