Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay fal dil gowrac ah kula kaceen wiilal dhalinyaro ah…
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay gubeen gaaidid ganacsi, isla markaana ay dileen dadkii…
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay inay gacanta ku dhigeen Diyaarad nooca Drone ah ee keligeed is wada oo la sheegay inay…
War ka soo baxay ciidamadaa amniga Puntland ee PSF ayaa lagu shaaciyey in dagaal jawaab celin ahaa oo ay maanta…
Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay ciidamo nabadsugid dhar-cad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay toogasho ku dileen Sheekh caan ka ahaa magaalada…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrikaca ayaa shaaciyey in duqeymo cirka ah oo ay diyaaradahoodu ka fuliyeen duleedka Muqdisho lagu dilay12…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay Galabta dagaal culus kula wareegeen degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Filimkii kooxda Alshabaab soo saareen ee dilalka Qorsheysan ayaa cabsi iyo argagax geliyey dad fara badan oo adeegsada baraga bulshada…
Kooxda Alshabaab ayaa markii ugu horeysay filim muuqaal ah ka sameysay dilalka qorsheysan ee ay ku heyso mas’uuliyiinta dowladda iyo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mida guddoomiyeyaasha dhalinyarrada ee degmooyinka G/Banaadir toogasho lagu dilay.
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka soo saartay xukun ay ku riday saddex ka mida dableydii Alshabaab…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in oday ka mida ergadii soo dooratay Baarlamaanka Soomaaliya lagu dilay gurigiisa oo…
Iyadoo ay sii kordhayaan falal dilalka qorsheysan ah ee ka dhacaya Caasimadda Muqdisho ayaa saaka la soo weriyey in laba…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyay in weerar ay ku qaadeen duleedka Muqdisho Arbacadii 23-ka bishan May ay…
wararka laga helayo Gobolka Jubadda Dhexe aya sheegay in dagaalame ajnabi ah oo ka tirsanaa Alshabaab uu isku dilay degamda…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hpoose ayaa sheegaya in weerar toos ah oo madaafiic la isku adeegsaday uu xalay xilli dambe…
Amar kasoo baxay Alshabaab ayaa keenay in la xiro Garoon lagu ciyaaro kubadda Cagta, nooca loo yaqaan SALLAXA oo ay…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in weerar is-miidaamin ah lagu qaaday Gawaari kolonyo ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd dil ka geysteen Suuqa ugu weyn magaalada.
