Wararka laga helayo magaalada Mquqdisho ayaa sheegaya in koox Bistloodo ku hubeysnaa ay xalay Xaafada taleex ee degmada Hodan ku…
Browsing: Alshabab
Amiirka Alshabaab Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa farriin cusub soo duubay bisha Ramadaan sida ay baahisay qeybta Warbaahinta Xarakada ee Mu’asasada…
German authorities have charged a Somali man who allegedly was a member of the foreign extremist group al-Shabab and is accused of…
Wararka laga haleyo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kooxda Alshabaab kala wareegeen degaanka Moqokori ee Gobolkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose aya sheegay in qarax qasaare dhaliyey uu ka dhacay degaanka Buulomareer.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa weerar madaafiic ah oo saaka aroortii lagu qaaday saldhiga milateriga Turkiga ee Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga milateri ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho oo lagu…
Ciidamada milateriga Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay Hub iyo Saanad loo waday kooxda Alshabaab ee fadhigoodu yahay…
Meydadka Shan Qof oo Shacab ah kuwaasi oo la sheegay inay laayeen Ciidamada Kumaandooska ee loo yaqaan Bangaraafta Soomaalida iyo…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo la socday lagu laayey…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaaday degmada Kaxda ee…
Qarax weyn oo maanta ka dhacay suuqa Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/hoose ayaa faahfaahin cusub laga helay iyadoo qaraxa lagu…
Somalia’s al Shabaab insurgents stoned to death on Wednesday a woman it accused of having multiple husbands, residents of a…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in degmada Wanlaweyn uu maanta ka dhacay Qarax Miino oo culus, kaasoo laga…
Dhacdo la yaab leha ayaa laga soo weriyay Gobolka Sh/hoose kadib markii Fagaare ku yaalla degmada Sablaale lagu fuliyey xukun ah…
Wararka ka imanaya magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday baabuur kuwa milatariga ah…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka K/Galbeed duleedka magaalada Baydhabo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in degmada Boondheere goordhoweyd lagu dilay askri ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya.
Ciidamada Kenya ayaa soo bandhigay dhalinyaro Kenya u dhashay oo Alshabaab ay ku tababarayeen gudaha Soomaaliya.
Urur Goboleedka IGAD ayaa ku soo biiray oo qeybaheeda hoos yimaada ku darstay qeyb qaabilsan la-dirirka argagixisada, waxaana xarun cusub…
