Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal xalay ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ee ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho.
Browsing: Alshabab
Amiirka kooxda Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar (Abuu Cubeydah) ayaa soo saaray farriin ku saabsan xaaladda dalka Suuriya (Shaam) oo uu…
Dabley ka tirsan kooxda Alshabab ayaa weerar ku qaaday xarun ay ciidamada aamniga Muqdisho ak sameysteen xaafadda Xamar-jadiid ee magaalada…
Wasaaradda Aamniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamada amniga caasi,adda acanta ku dhigeen rag amni darro ka waday magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay dagaal culus ku soo qaaday saldhig ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay toogasho ku dishay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda…
Taliska Ciidanka Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee Gobolka Gedo ayaa soo bandhigay horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa guddoonsiiyey lacag abaalmarin ah horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo dhowaan ka goostay.
Wararka laga helayomagaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay waqooyiga magaaladaasi ku dishay mas’uul ka tirsan dowladda hoose…
Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen…
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in halkaasi uu iska dhiibay horjooge sare oo ka…
Ururka Al Shabaab ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen mid ka mida mas’uuliyiintii sare ee ururkaasi.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo Ciidanka Kenya iyo xoogag ka tirsan ururka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay toogasho ku dileen taliye ka tirsan ciidamada NISA ee ka howlgala duleedka Muqdisho.
Weerarroloo adeegsaday Gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurkii maanta ruxay laba goobood oo ka tirsa magaaalada Muqdisho.
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in Ururka 26aad guutada 6aad ee qeybta 60aad ee ciidanka…
Saraakiisha ciidamada dowladda ee Gobolka Sh/hoose ayaa xaqiijiyey in ilaa 53 meyd ah oo ka tirsan maleeshiyada Alshabaab laga soo…
Diyaarad nooca is-wada ah ee Drone ayaa gelinkii danbe ee shalay duqeyn ka fulisay degaanka Dac ee ku dhow degmada…
Afhayeenka guud ee ururka Al Shabaab Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) ayaa ku dhaartay inay si weyn u kordhin doonaan…
