Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in diyaarad nooca aanay cidna wadin ee Drone-ka ah ay weerar ka fulisay…
Browsing: Alshabab
Xarakada Al-shabaab ayaa qiratay in 14 askari looga dilay weerarkii ay ku qaadeen saldhigga AMISOM ee degaanka Buulomareer ee Gobolka…
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar culus oo maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degaanka Buulomareer ee…
Koox bistoolado ku hubeysan ayaa fal dil ah ka geystay magaalada Muqdisho xaafadda Warshadda Baastada ee degmada Yaaqshiid ee magaalada…
Afhayeenka kooxda AlShabaab ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan Magaalada Baledxaawo ee Gobolka Gedo iyo Derbiga ay dowladda Kenya ka…
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka ku ridday saddex qof oo lagu eedeeyay in qaraxyo lagu soo…
War ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa inay in guddoomiyeyaashii gobollada Bay iyo Gedo ee kooxda Alshabaab ay…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hoggaamiyeyashii Alshabaab ee Gobollada Bay iyo Gedo ay isu dhiibeen dowladda.
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah oo shalay 19-kii bishan ay ku qaadeen kooxda Alshabab…
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Darajada Koowaad ayaa maanta la soo taagay eedeysanayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu soo eedeeyay…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa mar kale u hanjabay ganacsatada magaalada Muqdisho ee lacagaha u dira kooxda Alshabaab.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa u digtay milkiilyaasha Garoomada Ciyaaraha yaryar ee loo yaqaan Sallaxa inay u hoggaansamaan amarrada kooxda…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in wiil uu dhalay amiirka Alshabaab lagu dilay howlgal ay ciidamada kumaandooska Soomaaliya ka…
Iyadoo Xarakada Al-shabaab ay dhowaan amar ku soo rogtay in la xiro Garoomada lagy ciyaaro kubadda Cagta ah ee loo yaqaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo lala beegsaday gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda…
Wararka ka imaanaya gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in ciidamada Kumaandooska milateriga Soomaaliya ay saaka la wareegeen degaan ka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dil khaarijin ah uu goor dhoweyd oo Caawa ah ka dhacay degmda Xamarweyne…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in Hub ay isku difaacaan…
Wasiiru dowlihii Amniga Maamulka K/Galbeed iyo Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku geeriyooday garax Gaari ay la socdeen qabsaday…
Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay wararka sheegaya in Alshabab ay qaar ka mida degmooyinka Muqdisho mamnuuceen ciyaarta kubadda Cagta.
