Amar kasoo baxay kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu ka dhaqan galay degmooyin ka mida caasimadda Muqdisho, iyadoo la xiray…
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto magaalada Balcad ee Muqdisho u jira 30…
Ciidamadii AMISOM ee ku dhaawacmay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday Kolonyo ay galbinayeen ciidamada AMISOM ayaa la geeyay Magaalada Muqdisho.
Kooxda Alshabab ayaa dhowaan baahisay filim ay ka diyaarisay hoggaamiyeyaasha kooxdaasi ee lagu dilay gudaha Soomaaliya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar xoog leh oo Alshabaab maanta ku qaadeen Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo…
Khasaaro xoog leh ayaa ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay ciidamada dowlada Soomaaliya ku leeyihiin…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu laabtay xarunta degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kadib markii ay muddo saacado ah geystaan…
Wararka laga helayo gobolka SH/Hoose ayaa sheegaya in qarax is-miidaam ah uu ka dhacay degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.
Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa weearr lama filaan ah barqadii maanta kula wareegtay degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe oo…
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerar is-miidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho maanta Duhurnimadii.
Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Qaraxa uu geystay qof is-miidaamiyey.
Ciidamada Xooga Soomaaliya ayaa ee Gobolka Hiiraan ayaa saakay la wareegay deegaanka Moqokoro ee Gobolka Hiiraan oo ay hore u…
Ciidamada Mareynkanka ayaa duqeyn kale ka fuliyay gudaha Soomaaliya, taasoo laga fuliyay 26-kii bishan degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay qaar ka mida maxaabiis ka tirsan Alshabaab oo ka baxsaday…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay nin kale oo ka mida maleeshiyadii kooxdaasi ee habeenkii Jimcaha ee 23-ka Bishan weerarka ku qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay dil ka geysatay duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in 13 ka tirsanaa maxaabiistii dagaalamayaasha Al-Shabaab ee lagu qabtey dagaalladii Alshabaab ku…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey isgoyska KM 0 oo u dhow…
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay…
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyey arrin ay ku xiran tahay amniga caasimadda…
