Dowladda Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxyo iyo werarro ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay Bayaan kasoo baxay Wasaaradda…
Browsing: Alshabab
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay war lama filaan ah oo ku saabsan weerarkii ay xalay ku qaaday xarumaha Madaxtooyada iyo NISA…
Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyadii iyo weerarkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo isbitaalka Medina oo kaliya…
Alshabaab ayaa muddo 30 daqiiqadood ah ka fuliyey Muqdisho saddex qarax iyo weerar toos ah oo bartilmaameedkiisu ahaa Madaxtooyada Soomaaliya.
At least 18 people were killed and 20 wounded when two car bombs exploded on Friday near the presidential palace…
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo afjaray weerarradii ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen madaxtooyada…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la dilay ugu yaraan 4 ka mida dableydii Alshabaab ee weerarka…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay weerar duqeyn dhinaca cirka ah oo uu ku qaaday dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhigga…
Taliska Ciidamada Millitariga Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa shaaciyey inay werar Duqeyn ah ku qaadeen 19-kii bishan degmada Jillib oo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM ayaa war kasoo baxay ku beeniyay Askari Mareykan ah oo shalay Al-shabaab ay sheegteen…
Kooxda Al-shabab ayaa shaacisay i ay dishay Askari Mareykan ah, kaddib weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada…
Qalabkii Idaacadda Alshabaab ee Andalus oo saldhigeedu ahaa degaanka Mubaarak ee Gobolka Sh/hoose ayaa la keenay Muqdisho kadib markii ciidamada…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo iyadoo ay la socdaan laba ilaalo…
Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in aroortii saaka ay koox hubeysan weerar ku qaadeen…
Wararka laga helayo gobalka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alshabaab uu isu dhiibay ciidamada dowladda ee…
Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay fal dil ah ka fulisay magaalada Muqdisho.
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay la wareegeen degmada Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Wararka laga helayo magaalada Muqdissho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay dil khaarijin ah ka fulisay caasimadda.
Ujeedka weerarkii saf-mareenkii ahaa ee ciidamada dowladda oo gacan ka helaya AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen shalay degaano…
