Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Weerarka Saddexda Jiho & Saddexda Qarax ee Alshabaab: Warbixin ku saabsan sidii Alshabaab u qorsheysay [Akhriso]

    Weerarka Saddexda Jiho & Saddexda Qarax ee Alshabaab: Warbixin ku saabsan sidii Alshabaab u qorsheysay [Akhriso]

    February 24, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa muddo 30 daqiiqadood ah ka fuliyey Muqdisho saddex qarax iyo weerar toos ah oo bartilmaameedkiisu ahaa Madaxtooyada Soomaaliya.

    Weerarka ayaa lagu soo beegay xilli Maqrib ah oo salaad lagu jiro, sida ay u badan yihiin weerarrada Alshabaab, laakiin waxaa xusid mudan in weerarkii shalay aanu ku bilaaban qarax, bale ay dhacday in ciidamo lugta ah oo Alshabaab ka tirsan weerar toos ah ku qaadaan Dhagaxtuur iyo dhismooyin u dhow Iridka laga ilaaliyo Madaxtooyada.

    Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay KM 0, afaafka hore ee Hotelka cusub ee Doorbin oo dhinaca ku haya xarunta dhexe ee NISA, halkaasoo qasaaraha ugu badani ka dhacay, iyadoo gaari is-miidaamin ah uu dad gaaraya 20 qof ku laayey halkaasi, kuwaasoo u badnaa istaaf iyo ciidamada dowladda.

    Qaraxii labaad ayaa ka dhacay iridka laga galo Madaxtooyada ee u dhow Hotelka SYL, halkaasoo ay dhinaca kale ka socotay Rasaas xoog leh oo dhex mareysa maleeshiyada Alshabaab iyo ciidamada ilaalada madaxtooyada, iyadoo markaas kadibna uu qarax kale ka dhacay Taallada Sayidka oo ay taallo jidgooyo ay ciidamada ka ilaaliyaan madaxtooyada Soomaaliya.

    Ciiiamada madaxtooyada ayaa dilay afar ka mida dableydii weerarka soo qaaday oo ku lebisnaa dareyska cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliya, waxaana magaalada oo dhan saameyn ku yeeshay rasaasta socota, kadib markii ay ciidmada dowladda xireen isu socodkii magaalada oo dhan.

    Qasaaraha weerarkii Alshabaab ee saddexda jiho ayaa sare u dhaafay 30 dhimasho ah iyo dhaawac ka badan, iyadoo ay jirto dhimashada kale ee dableyda Alshabaab oo ahaa lix maleeshiyo.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in meydadka shan qof lagu arkay inta udhaxeysa Isgosyka Sayidka iyo Taalada Dhagaxtuur oo dagaal ku dhex maray labada dhinac.

    Weerarkan ayaa noqonaya kii ugu qaraxyo badnaa ee mar qura loo adeegsado saddex gaari oo miineysan, waxaana ka sokow qasaaraha faraha badan ee ka dhashay ay ciidamada amniga ku guuleysteen inay ka hortagaan maleeshiyadii Alshabaa, inkastoo in weerar heerkaas gaarsiisan uu ahaa fashil weyn oo dhinaca amniga ah.

    Alshabab Muqdisho Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeriye ka tirsanaa laanta Af-Soomaaliga VOA-da oo Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday
    Next Article Ehelada Askari ay dileen Ciidmada AMISOM oo Dalab culus u diray Dowladda Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo