Taleefishinka caanka ah CNN, fadhigiisuna yahay dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay barnaamij maqal iyo muuqaal oo ku sabasna sida lacagaha…
Browsing: Alshabab
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo kale oo taageeraya ayaa dib uga baxay degaanadii ay maanta ka qabsadeen Gobolka Sh/hoose oo…
Ciidanka kumaandooska Danab iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay egaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay a talin…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino oo haleelay gaari xamuul uu dhaliyey qasaare…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Maamulka Puntland ayaa sheegay in howlgal ay ciidamada maamulkaasi ka sameeyeen Buuraha Calmadoow ee gobolka Bari ay kusoo qabqabteen halkaasi…
Kooxda Alshabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe kusoo bandhigtay Odayaal Soomaaliyed oo loo tababaray qaabka Toogashada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax iyo rasaas culus laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntand.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Miino kuwa dhulka la geliyo ah ay la qaraxday qof ku aasayay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey duleedka degmada…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya diyaarad la sheegay in ku dhacday Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaan ka tirsan degmada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay diyaarad nooca is wada ee Drone ah oo ku soo dhacday degaan katirsan…
Ugu yaraan hal askari ayaa ku geeriyooday saddex kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii gaari nooca dagaalka ah oo ay…
Weerar ay kooxda Alshabaab si gaadmo ah ugu qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, ayaa lagu dilay…
Kooxda Alsahbaab ayaa shaacisay inay xukun dil qisaas ah ku fulisay gacan-ku-dhiigle ku eedeysanaa fal dil ah.
Ehelka maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa shaaciyey war cusub oo ku saabsan geerida maxbuuska Xasan Maxamuud Rooyaaye.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo lagu beegsaday ciidamo kolonyo ah oo ka tirsanaa AMISOM.
Nasteh ayaa si qarsoodi ah uga dhex shaqeeynaayay Maleeshiyada Al-Shabab ta, Nasteh waxaa uuna xogaha u soo gudbin jiray horjoogayaasha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa halkaasi ka dhacay fal khaarijina ah oo toogasho lagu dilay nin…
