Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Ciidamada Amniga oo fashiliyey Weeraro Qorsheysan & Maleeshiyooyin lagu dilay Gaarigii Labaad ee Qarxay [Sawirro]

    Ciidamada Amniga oo fashiliyey Weeraro Qorsheysan & Maleeshiyooyin lagu dilay Gaarigii Labaad ee Qarxay [Sawirro]

    April 6, 20181 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Weerarroloo  adeegsaday Gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa duhurkii  maanta ruxay laba goobood oo ka tirsa magaaalada Muqdisho.

    Qaraxa hore ayaa ka dhacay Bar ciidamada NISA ku leeyihiin agagaarka Isgoyska KM 4 oo lagu baaro gaadiidka, lagana ilaaliyo Garroonka Diyuuradaha ee Aaden Cabdulle Cismaan. Qaraxaasi waxaa ku dhintay ninkii gaariga waday oo is-miidaamiye ahaa, waxaana ku dhaawacmay 3 askari.

    Saacad kadib waxaa Qarax kale uu ka dhacay Bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgooyska Banaadir, gaar ahaan xaafadda Sey Biyaano. Qaraxan ayaa dhacay kadib markii ciidamadu rasaas ku rideen Baabuur ay ka shakiyeen.

    Gaariga ayaa la sheegay inay saarnaayeen saddex qof oo loo maleynayo maleeshiyo ka tirsan Alshabaab,  kuwaasoo isku dayey inay xoog ku maraan kontoroolka. Ciidamada ayaa toogtay saddexda qof, kadibna waxaa qarxay baabuurkii.

    Waxaa Qaraxa labad ku dhintay laba askari oo ka mid ahaa ciidamadii ku sugnaa. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidanku ay ka hortageen weerar weyn oo ay maleeshiyadu damacsaneeyeen.

    Lama oga in weerarro iyo gawaari kale oo qaraxyo sida ku soo maqan yihiin Muqdisho, iyadoo ay arrintan imaaneyso xilli magaalada ay maalmahan u xirneyd ciidamada amniga.

    Image may contain: one or more people, sky and outdoor

    Alshabab Muqdisho Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Qarax labaad oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho & Faahfaahin
    Next Article Taabit Cabdi oo ka hadlay Dagaalada, Qaraxyada iyo Wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo