Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa maqribkii kadib magaalada Muqdisho lagu dilay aabaha dhalay Guddoomiyaha maxkamadda Darajada…
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo magaalada Muqdiso ayaa sheegaya dilal qorsheysan xalay lagu khaarijiyeya askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Caawa fal toogasho ah ka fulisay degmada Waaberi.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in horjoogayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay isu dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar gaadmo ahaa oo maleeshiyada kooxda Alshabaab ku qaadeen Bar koontarool oo ciidamada dowladda…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa shaaciyey inay 13 xubnood oo ka mid ah Al-shabaab ku dileen weerar ay…
Wararka laga helayo magaalada aalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu dilay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku qaadeen degmada…
Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay feejignaan sare gelisay Ciidamadeeda, inta lagu jiro maalmaha ciida…
Al-shabaab ayaa toogasho ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay basaasnimo, iyadoo dilkaasi ka dhacay degaanka Iidaale ee Gobolka Baay.
Kooxda Alshabaab ayaa war soo saartay ku sheegtay inay madaafiic ku weerartay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Saraakisha Sirdoonka Ciidamada Kenya ayaa sheegay in kooxda Al-shabaab ay u dhigeen qorshe halis ah oo Sirdoonka.
Ciidamada Danab ee kumaandooska Soomaaliya ayaa dagaal qaraar la galay kooxda Alshabaab oo jidgooyo u dhigtay cutub ka mid ciidamadaasi…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku…
Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ahaa.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in koox hubaysan ay magaalada ku dileen laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada…
Warbaahinta taabacsan kooxda Alshabaab ayaa baahisay inay dileen wiil u u dhalay Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii…
Kooxda Alshabaab u qaabilsan Warbaahinta ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay Filim ku saabsan weerar Al-Shabaab ka fulisayn degmada Beled Xaawo ee…
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka ugu baaqay inay sii kordhiso duqeynta cirka ah ee ay ka wado…
Wadaadka dhowaan wadahadalka la furay dowladda Federaalka, kana mid ahaa hoggaamiyeyaashii Alshabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa magaalada Kismaayo…
