Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-shabaab ayaa ku dagaalamay degaano ka tirsan degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay.
Browsing: Alshabab
Taliska ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ayaa war kasoo saaray duqeynta ka dhacay xalay Gobolka Sh/hoose ee lagu bar tilmaameedsaday…
Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka Gaari Caasi ah oo la sheegay inay xalay duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka.
Allaha u naxariistee waxaa Qarax loogu xiray gaarigiisa ku geeriyooday Weriye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay TV-ga Kalsan ee…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay dab qabadsiiyeen gawaari ku rarnayd badeeco ganacsi xili ay…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Alshabaab ay diyaarisay qorshe ay ku doonayaan inay kula wareegaan inta badan…
Dagaalkaan oo dhaxmaray Maleeshiyaad taabacsan horjoogaha Al-shabaab ugu macagacaaban gobolka Gedo iyo maleeshiyaad kale oo katirsan kooxda Argagixisada ah ee…
Hoggaanka sare ee Alshabaab ayaa bayaan culus kasoo saaray go’aankii madaxweynaha Mareykanka ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda Israa’iil.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab lagu dilay howlgal ay qaadeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugnaa Degaanka…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi xalay ay koox hubeysan ku dishay askari ka tirsan ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay deegaanka Qalimow ka sameeyeen howlgallo lagu soo qabtay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in diyaarad dagaal oo nooca Drone-ka ah ay duqeysay gaari ay saaran yihiin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybta ay ka taliso Puntland.
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose aya asheegaya in oday waayeel, nabadoon ah lagu dilay degmada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed…
Taliska ciidamada xoogga ee ka howlgala gobolk Gedo ayaa faafiyey xog ku saabsan Amiirka Alshabaab ugu sareeya ee Sheekh Axmed…
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukun ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsan Yihiin…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo duleedka degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Muqdisho lagu qabtay nin soo xirtay dharka haweenka oo falal ammaan darro ah ka…
Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo ciidamo faro badan oo la socda ayaa lagu arkay Gobolka Gedo.
