Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Jubaland»Warbixin ku saabsan Maleeshiyo ka wada tirsan Alshabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo

    Warbixin ku saabsan Maleeshiyo ka wada tirsan Alshabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo

    December 10, 20172 Mins Read Jubaland
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaalkaan oo dhaxmaray  Maleeshiyaad taabacsan horjoogaha Al-shabaab ugu macagacaaban gobolka Gedo iyo maleeshiyaad kale oo katirsan kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, waxaana la sheegay in dagaalkaasi uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Ilo wareedyo kala duwan iyo qaar kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in horjoogaha oo lagu magacaabo Fiiley maleeshiyaad taabacsan ay dagaal xoogan la galeen maleeshiyaad kale oo katirsan Al-shabaab oo uu qilaaf soo kala dhex galay, waxaana la xaqiijiyey in ay jiraan qasaaro dhimasho oo gaareysa inkabadan 10-maleeshiyaad, halka dhaawacana la sheegay in intaasi uu ka badanyahay.

    Xiisad ayaa wali ka taagan sida wararku ay sheegayaan goobihii lagu dagaalamay iyada oo wali laisku hub uruursanayo, waxaana wariyeyaal ku sugan gobolka Gedo ay SONNA u sheegeen in maleeshiyaadkii taabacsanaa Horjooge Fiiley iyo isagaba ay ku sugan yihiin deegaanka Wargaduud, halka maleeshiyaadkii uu la dagaalamay ay joogaan deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo oo uu dagaalku ka dhacay.

    Sargaal katirsan Ciidanka Xoogga dalka oo ku sugan gobolka Gedo ayaa  sheegay in ay ka war hayaan dagaalka dhexmaray maleeshiyaadka ka wada tirsan Al-shabaab, islamarkaana dhawaanahaan uu jiray qilaaf soo kala dhex galay Argagixisada ku sugan gobolka Gedo, kaas oo ku saleysan kala shaki dhexdooda ah iyo qaabka loo maamulayo hantida iyo xoolaha ay ka dhacaan dadka shacabka ah ee ku sugan deegaanada gobolka Gedo.

    Alshabab Amiirka Alshabaab Gedo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAqalka Sare oo cod u qaaday Xubin loo magacaabay Guddiga Dib u eegista Dastuurka
    Next Article DAAWO: Hotel Naasa-hablood 2 ee Mqudisho oo dib loo furay kadib weerarkii Alshabaab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo