Waxaa deggan xaaladda deegaanka Buulo-Guduud waxaana ciidammada dowladda Soomaaliya ay dib ugu laabteen saldhiggii ay saaka soo weerrareen dagaalyahanada ururka…
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in meydadka laba oday dhaqameed la soo dhgigay duleedka degmada Ceel-waaq.
Kooxda Alshabaab ayaa diyaarad Drone ah ku soo badhigtay Dabaaldeggii munaasabadda Ciidul Adxaa ee ka dhacay fagaare ku yaala degmada…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa qoraal uu dhowaan soo dhigay baraha bulshada fasiraad ka bixisay codsiga ay…
An Al Qaeda affiliate has seized control of uranium mines in Africa with the intent of supplying the material to…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegay in qaraxyo is xigay ay ka dhaceen Saldhigga ciidamada Af-urur ee duleedka magaalada…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka ka…
Amiirka kooxda Alshabaab ayaa la sheegay inuu farriin u soo diray dadka Soomaaliyeed, isagoo ku soo beegay munaasbadda Ciidul Adxaa.
Last June, al-Shabab militants attacked an Ethiopian base in the Somali town of Halgan, one of several raids on African…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu sarkaal ka tirsan Alshabaab isku ciidamad dowladda Soomaaliya.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaan ay weerar culus ku qaaday saldhig ay…
Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye, halkaasoo uu ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Xarakada Alshabaab ayaa War cad kasoo saartay dilkii ciidamada Mareykanka u geysteen guddoomiyihii u qaabilsanaan G/Banaadir Sheekh Cali Maxamuud Xuseen…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOm duleedka magaalada Balcad ee…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka qarxay degaano ka mida gobolka.
Warbaahinta Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada dad shacab ah oo lagu laayay weerarkii ciidamada Mareykanka iyo kuwa Soomaalida ku qaadene…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada ammaanka ay toddoba xubnood oo ka mid ah mintiinta kooxda Al-Shabaab ku dileen degmada…
Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay qorshaha dowladda Soomaaliya ku soo dhoweyneyso xubnaha ka goosta Alshabaab.
Goormee Muqtaar Rooboow ka baxay Al Shabaab ayaa noqotay dooda ugu xoogan 48-dii saac ee lasoo dhaafay kadib isu soo…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ku biireen dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo kooxda Wadaadka…
