Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku…
Browsing: Alshabab
Heegan sare iyo feejignaan ayaa la geliyay ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo la sheegay in la digay falal qaraxyo ah…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa goor dhow shaaciyay jiritaanka weerar ay ciidamada Mareykanka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war kasoo saaray weerar duqeyn ah oo lagu qaaday xarun Alshabaab ku lahayd duleedka…
Weerar ay diyaarado dagaal ku qaadeen degaanka Toora-toorow ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa la sheegay in lagu dila taliyeyaal sare…
Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gawaari gaashaaman oo ay ku gubtay dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamadii AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya ay dib uga gurteen degaano ay…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in weerar culus oo ay saaka qaadeen ay ku qabsadeen degaano…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howlgalkii ka dhanka ahaa kooxda Alshabaab uu bilwoday iyadoo dagaal culus uu ka…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas shir Jaraa’iid ku qabtay Madaxtooyada Garoowe, isagoo ku dhawaaqay dagaal ka dhan…
Weerarkii Alshabaab ku qaaday Saldhiga ciidamada Daraawiishta ee Gobolka Bari wuxuu ahaa kii ugu qasaaraha badnaa ee Ciidamo Soomaaliyeed lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarkii weynaa ee kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Daraawiishta Puntland ee Af-urur ee…
Kooxda Alshabaab ayaa Dab qabadsiisay Tuulo ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose kadib markii ayu ku dagaalameen laba ciidan oo kooxda…
Kulan degdeg ah oo xukuumad Goboleedka Puntland ay leeyihiin ayaa ka socda magaalada Garowe.
Qasaare baaxad leh ayaa ka soo gaaray ciidamada Puntland weerarkii Alshabaab ay xalay xilli dambe ku qaaday saldhigga Af-urur ee…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegay inuu halkaasi ka dhacay qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Federaalka.
Xarakada Alshabaab ayaa guulo ka sheegatay weerar culus oo ay saaka ku qaadeen saldhig ku yaalla duleedka magaalada Boosaaso ee…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalyahanadda ururka Alshabaab ay weerar xoog leh ku qaadeen saldhig milateri oo…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray cidiamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka.
