Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo lala beegsaday ciidamo boolis ah.
Browsing: Alshabab
AMISOM ayaa beenisay in weerar weyn uu ka dhacay degaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubadda Hoose sida ay shaaciyeen qaar ka…
Wararka laga helayo Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya iyo kuwa Alshabaab ay is weydaarsadeen madaafiic.
Kooxda Alshabab ayaa weerarro isdaba joog ah ka geystay Gobolka W/Bari ee Kenya, iyadoo qaraxyo iyo weeraro is dabajoog ah…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda ee gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qarxiyay ciidamo ka tirsan dowladd Federaalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad amni iyo heegan sare ay ku jiraan ciidamada ammaanka.
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa xukun dil ah ku riday 5 nin oo dhawaan lagu qabtay Boosaaso.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qbatay laba dabley ah oo xalay dil ka geystay magaalada.
Madaxda Alshabaab ayaa tababar u soo xiray dagaalameyaal Kenyaaan ah oo ka howgeli doono dalkooda gudaha dalkooda.
Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Cali (Caanood) ayaa ku dhawaaqay howlgal ka dhan ah kooxda Alshabaab oo ka…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay in Gaari miineysan oo maanta ku qarxay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ay ku dhinteen saraakiil…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaal culus uu goor dhoweyd ka qarxay halkaasi.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal qaraar oo degaanka Goof Gaduud Shabeelow ee duleedka Baydhaba ku dhex maray ciidamada…
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in kooxda Ashabaab ay la wareegtay degaanka Goof Gaduud ee duleedka magaalada Baydhaba.
Socdaalkii madaxweynaha Soomaaliya ee la qorsheeyay inuu ku tago degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Hoose ayaa lagu koobay degmada Afgooye.
Saxaafadda Mareykanka ayaa shaacisay faahfaahin ku saabsan askariga Mareykanka ee lagu dilay howlgalkii dhowaan ka dhacay Gobolka Shabeelada hoose.
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay sawirrada qalab ay sheegtay inay kala hartay ciidamo Mareykanka oo weerar ku qaaday xarun ay ku…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay dab qabadsiiyeen taashin gargaar ahaa.
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu degmada Waajid ku dhex maray ciidamada maamulka K/Galbeed iyo…
