Somali militant Group al Shabaab gunmen shot and killed a senior national intelligence officer in front of his own house…
Browsing: Alshabab
Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA
Afar nin oo lagu helay inay Alhabaab ahaayeen, kana dambeeyeeny Qaraxyo ka dhacay Maqaayado ku yaalla Baydhabo ayaa lagu toogtay saaka…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday aagga dagaalka ee ciidamada maamulkiisa uga horjeedaan kooxda Alshabab.
Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Dheere oo cajalad maqal soo duubay ayaa shalay uga digay Waalidiinta in ilmahooda ay u diraan…
Wararka laga helayo degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu baxsaday askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo dil u…
Kooxda alshabaab ayaa bayaan kasoo baxay looga digay Dugsiyada Waxbarashada iyo Jaamacaddaha laga adeegsado luqada Ingiriiska.
Haweeneyda ugu raadinta badan ee dowladda Kenya a madaxeeda saartay lacag dhan 2 Milyan oo Shilinka dalkaasi ah ayaa meydkeeda la…
Qarax qasaare geystay ayaa la sheegay inuu qabsaday ciidamo isugu jira Kenya iyo Soomaali oo ku sugnaa degaanka Hoosingow ee…
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay maanta iska hor imaad dhex maray dabley Hoobiyeyaal ku riday xaafad u dhow…
Somali’s president vowed Wednesday that his administration will eradicate the terrorist militant group al-Shabab across Somalia within two years, and…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shaaciyay qorshaha uu doonayo inuu dalka uga horeeyo kooxda Alshabaab.
Horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa la sheegay in lagu qabtay Gobolka Shabeelada Hooose.
Sarkaal ka tirsanaa kooxda Alshabaab ayaa la sheegay in lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kudhaa ee Gobolka Jubadda Hoose.
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Gedo ku afduubtay shaqaale ka tirsan Hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO oo degmada Luuq ka waday…
Kooxda Alshabaab ayaa caleema saartay Suldaan Beesha Xawaadle ee Jubbooyinka xaflad ka dhacday gobolka Jubbada dhexe.
Kooxda Alshabaab ayaa soo saartay Manhaj waxbarasho oo dugsiyada hoose ah oo loogu talogalay in lagu dhigo dugsiyada hoose ee…
Kooxda warfaafinta Alshabaab ee Mu’asasada Al-kataa’ib ayaa baahisay khudbad ku saabsan dagaalkii Kulbiyow oo uu jeedinayo Sheekh Axmed Iimaan Cali oo…
Maxkamad federaali ah oo Mareykan ah ayaa xukun ku riday laba haween oo Soomaali-Mareykan ah kuwaas oo ku eedeysnaa in…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya u aqoonsaday ‘AAG DAGAAL’ kadib wareegto uu soo saaray Arbacadii oo lagu qeexay arrintan.
