AMISOM ayaa shaacisay in askari ka tirsan ciidamadeeda uu ka tegay xero ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha…
Browsing: Alshabab
Wararka laga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya dad rayid ah ay halkaasi ku dileen sarkaal caan ahaa oo…
Ciidamada Kenya oo ay taageerayaan ciidamo Mareykan ah iyo Soomaali ayaa maanta kahawlgal ka sameeyey duleeda waqooyi galbeed ee magaalada Kismaayo.
Dagaallo qaraar ayaa ka socda Koonfurta Gobolka Mudug kadib markii uu dib uu sii xoogeystay dagaalkii u dhaxeeyay Alshabaab iyo dadka…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo askar ka goosatay ciidamada dowladda Soomaaliya.
Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaan AFRICOM ayaa beeniyey sheegasho ay ururka Al-Shabaab
Wararka ka imanaya tuulada Haluqa oo ka tirsan Gobolka Gaarisa ee Kenya ayaa sheegaya in maleeshIyada Al-Shabaab ay Galeen muddo…
Weriye Xamza Maxamed oo ka tirsan Aljazeera ayaa booqday xero tababar oo kooxda Alshabaab ku leedahya Bartama Somaaliya.
AMISOM ayaa goor dhoweyd shaacisay in maleeshiyada Alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degaanka Ceelbaraf, Gobolka Shabeelaha…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado ayaa digniin ka soo saaray weeraro ka dhacay degaanada…
Islamist rebels have intensified their attacks in Somalia, detonating larger, more sophisticated devices, bringing in more foreign expertise and doubling…
Wararka laga helayo degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dad ay qafaasheen Al-Shabaab meydadkooda laga helay duleedka magaalada.
Kooxda Alshabaab ayaa odayaal dhaqameed kasoo jeeda Jubbooyinka qafaashay iyadoo markii dambe ku xiray degmada Jilib ee gobolka Jubadda Dhexe.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Alshabaab ay ka dishay maleeshiyo fara badan dagaallo ku dhex maray gobolka Jubada Hoose.
Dagaal rogaal celis ah oo ciidamada maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa dowladda Itoobiya ay ku qaadeen maleeshiyada Alshabaab ayay dib…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegtay inay qabsadeen degaanka Goofgaduud oo 30 u jira magaalada Baydhaba.
Maxkamad federaali ah oo ku taallo dalkan Mareykanka ayaa xukmisay in ay danbiilayaal yihiin laba haween oo Soomaali-Mareykan ah kuwaas…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen degmada Tiyeglow ee Gobolka Bakool.
AMISOM ayaa sheegtay in 10 maleeshiyo oo dooneysay inay weerar ku galaan saldhigga ciidamada Jabuuti kadib qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Laba askari ayaa ku dhintay 5 kalena waa lagu dhaawacay qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday saldhigga ciidamada Jabuuti ee magaalada…
