Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay ninkii fuliyay qarixii weynaa ee lagu qaaday Hotelka SYL inuu ahaa shaqsi kasoo jeeda Gobolka Gedo…
Browsing: Alshabab
Afhayeenka Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL…
Dableyda Alshabaab ee fulisay weeraradii is-midaaminta ahaa ee ugu danbeeyay ayaa la sheegay inay yihiin xubno Ajnabi ah oo Alsahbaab…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya iyadoo hay’adda Nabadsugidda ay soo bandhigay horjoogahan.
Rag la tuhunsan yahay inay Alshabaab ka tirsan yihiin ayaa lagu qabtay howlgal ka dhacay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Dagaal toos ah iyo qaraxyo ka dhacay Gobolka Gedo ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dhex maray cidiamada…
Warar si weyn u faafay ayaa lagu sheegay in ninkii is-miidaamiyaha ahaa ee ka badbaaday qaraxii Banadir Beach Restaurant laga…
Haweeney lagu sheegay inay hub u kala gudbin jirtay maleeshiyooyinka Alshabaab ayay soo bandhigeen ciidamada Nabadsugidda NISA.
Iyadoo uu socdo howlgalkii Banadir Beach Restaurant ee xeebta Liido oo ay caawa weerar ku galeen dabley Alshabaab ah ayaa la…
Qarax ka dhacay magaalada Baardheere ayaa qasaare u geystay dadweyne iyo mas’uuliyiin ka tirsan magaaladaasi.
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku lug lahaayeen rag Kenyaati ah…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa ka hadlay qaraxyadii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee…
Wararka laaga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay nin oday ah ku gowracday tuulada Ceel-cali ee degaanka…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in meydad hor leh laga helay guryaha ku dumay qaraxyadii…
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ee Gobolka Mudug iyo magaalada Gaalkacyo qeybta ay maamusho Puntland ayaa ku dhintay qaraxyadii maanta ka…
Booliska dalka Rwanda ayaa sheegay inay toogasho ku dileen saddex qof lagu tuhmay inay yihiin argagixiso, kuwaasoo lagu toogtay magaalada…
Al-shabaab ayaa shaacisay in dhowaan ka dhacay duleedka magaalada Kismayao halka lagu magacaabo Cabdulle Biroole dileen Sarkaak sare oo Mareykanka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn madaafiic loo adeegsanayo ay hadda ka socoto magaalada Marka ee xarunta gobolka…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar ciidamada Mareykanka iyo Kumaandooska Soomaalida ay ku qaadeen degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in la dilay madaxii howlgelinta Ururka Al Shabaab ugu qaabilsanaa Gobolka…
