Dowladda Soomaaliya ayaa dib u soo nooleysay ciidamadii xasilinta caasimadda iyadoo lagu kordhiyey ciidamo cusub oo ka tirsan AMISOM.
Browsing: AMISOM
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay…
Taliska ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa war kooban oo ay ka soo saareen shilkii ka dhacay Koontaroolka ciidamada NISA…
Warbixin hordhac ah oo laga qoray shilkii iska hor imaadka ahaa ee dhex maray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo ilaalada…
Waxaa maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ehelada askari ka tirsan ciidamada NISA ee dowladda Soomaaliya oo xalay ay toogasho…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Soomaaliya iyo ciidamo ka tirsan AMISOM oo la…
Howlgal weyn oo baaritaan culus ah ayay Ciidamada amniga iyo kuwa Amisom ku qaadeen saaka xaafado ka tirsan degmada Heliwaa…
Midowga Afrika ayaa wafdi heer sare ah oo qiimeynaya xaaladda amniga Soomaaliya iyo awoodda ciidamada dowladda u leeyihiin inay la…
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay la wareegeen degmada Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamo kale oo taageeraya ayaa dib uga baxay degaanadii ay maanta ka qabsadeen Gobolka Sh/hoose oo…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino oo haleelay gaari xamuul uu dhaliyey qasaare…
Dowladda Talyaaniga ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid mialteri oo loo soo mariyey howgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo marayey duleedka degmada…
Taliyaha cusub ee Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala ayaa xilka taliyaha kala wareegay taliyihii hore ee Ciidanka AMISOM Jen.…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dekada Magaalada Baraawe oo aan shaqeyn uu ku xirtay Markab Siday Saanad…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino oo lagu beegsaday ciidamo kolonyo ah oo ka tirsanaa AMISOM.
Caruur ay ciidamada dowladda kusoo furteen howlgal todobaadkii hore ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe ayaa la sheegay inay dayacan yihiin oo…
Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay, ayna ka mid yihiin wakiilada beesha caalamka iyo saraakiisha AMISOM ayaa goo…
adaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar uu ku marayo qeybo ka mid…
Kulan daba socda Shirkii Amniga Soomaaliya oo looga hadlayey xaaladda dalka iyo sidii ciidamada Soomaaliya xilka ugala wareegi lahaayeen AMISOM…
