Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan AMISOM la geeyay magaalada, kuwaas oo ka qeyb qaadanay…
Browsing: AMISOM
Qarax Miino oo lala beegsaday Ciidamadaa Midowga Afrika ee AMISOM ee ka socda Jabuuti ayaa ka dhacay gudaha Garoonka Diyaaradaha…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax saaka lala beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo mareysay Jidka Warshadaha.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay xilliga ay ciidamada ka socda AMISOM ee degan Garoonka weyn ee…
Xoghayaha difaaca dowladda Kenya haweeneyda lagu magacaabo Raychelle Omamo iyo taliyaha ciidamada Qalabka sida ee Kenya General Samson Mwathethe ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kula kulmay ku xigeenka madaxda Midowga Afria ee Soomaaliya iyo Taliyaha AMISOM.
Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya ciidammada…
Dowladda Uganda ayaa taliye cusub u soo magacawday Ciidanka Uganda ka jooga Soo maaliya.
Gladys Duneebon waa sarkaalad Boolis ah,waxaa ay u dhalatay Dalka Ghana,waxaa Soomaaliya la keenay 8 bilood ka hor,si ay uga…
1000 askari oo ka mida ciidamada Midowga Afrika AMISOM ayaa bisha Decembar ka baxaya Soomaaliya, iyadoo qeybtii u horeysay ka…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo uu waday ruux is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday Kolonyo ka tirsan CiidamADA AMISOM …
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday ciidamada AMISOM.
Taliyaha xilka sii haya ee Booliska Soomaaliya Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa si kulul uga hadlay warar laga fidiyay xaaladda…
Dowladda Mareykanka ayaa ka timif go’aanka in ciidamada AMISOM laga saaro Soomaaliya, iyadoo bixisay balanqaad ku saabsan kharashaadka ku baxa…
Ciidamadad dowladda ayaa bilaabay inay hubiyaan oo ay baaraan gaadiidka AMISOM ee maraya meelaha muhiimka ah ee magaalada.
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Soomaaliya ay u soo direyso Ciidamo cusub, kadib markii ay ka codsatay dowladda Soomaaliya.
AMISOM ayaa si kulul u beenisay in la xiray Garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde iyo xaaladda amni ee saldhigga…
The Ugandan military on Thursday said it is ready to deploy 5,000 troops in Somalia outside the African Union (AU)…
AMISOM ayaa joojisay muddo 5 maalmood dhammaan wixii shaqo iyo dhaqdhaqaaq ah ee ka socday degaanka xalane ee ku qabsan…
Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin kasoo saartay hwolgalka ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ku qaadi doonaan Alshabaab.
