Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xiriir ganacsi uu ka dhaxeeyay kooxda Alshabaab iyo ciidamada AMISOM ee ka howlgala Koonfurta…
Browsing: AMISOM
AMISOM ayaa beenisay inay ciidamo Itoobiyaan ah oo cusub ay soo galeen Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay waxba kama jiraan.
AMISOM ayaa ku dhawaaqday inay bilowday ka bixitaanka Soomaaliya oo aakhirka sanadkan ay ciidamada AMISOM kala baxeyso Soomaaliya 1000 askari.
Ciidamada AMISOM ayaa bandhig hub iyo ciidamo muujin ah ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose, iyagoo sheegay inay bilaabayaan hawlgal ballaaran…
Saraakiisha sare ee Midowga Afrika iyo AMISOM ayaa si cad u sheegay inaysan ciidamada AMISOM diyaar u ahayn xilligan dagaal…
Itoobiya ayaa la filayaa inay markii ugu horeysay qabato hoggaanka ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, iyadoo uu u hirgelayo…
Taliska ciidamada AMISOM, ayaa sheeegay inay qaadayaan tallaabooyin dib u habeynayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedayda ayaa go’aan mideysan u gudbiyay AMISOM, kaasoo dalalka ciidamadooda ka mid yihiin AMISOM…
Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda Ethiopia ee dhowaan kasoo tallaabay xuduudka ayaa gaaray degaano ka mida gobolka Gedo.
Madaxweynaha Uganda Museveni ayaa sheegay in 5,000 oo askar dheeraad ah uu diyaar ula yahay inuu Soomaaliya usoo diro si…
Socdaal diblomaasiyadeed oo uu horseed ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaan midkiiba habeen ku soo hoyannay saddexda caasimadood…
AMISOM ayaa war kasoo saartay weerarkii maanta dhacay duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Carbiska oo warar kala duwan kasoo…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar Qarax weyn loo adeegsaday oo Alshabaab ay la beegsadeen kolonyo ka tirsan…
Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo…
Wararka laga helayo Gobolka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weerar qarax ah lala beegsaday Gaari ka mid ahaa Kolonyo…
Taliyeyasha ciidamada Soomaaliya iyo AMISOM ayaa kulan degdeg ka yeeshay qorshe dagaal oo dowlada Federaalka ay dooneyso in lagu qaado…
Ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inay billaabeen dhaqdhaqaaq shaki abuuray oo muujinaya inay ka baxayaan…
Tartan kubadda cagta ah ayaa loo qabtay beelaha magaalada Marka ku dirirsan ee H/Gidir iyo Biyamaal, sida ayaa shaacisay AMISOM.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamo ka tirsan AMISOM.
AMISOM iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku heshiiyay in shilkii dhowaan ka dhacay Isgoyska KM4 magdhow laga bixiyo, isla markaana…
