Golaha ammaanka Midowga Afrika ayaa kulan ku saabsan dib u eegista howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ku yeeshay xaruntooda magaalada Adis…
Browsing: AMISOM
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM.
Ciidamada Midowga Afrika ee ka hawlgalaya Soomaaliya ayaa maanta baneeyay dhismihii jaamacadda ummadda Soomaaliyeed ee Gahayr, halkaas oo saldhig milatari…
Iyadoo maanta ciidmadii AMISOM ee mudadda dheer ku sugnaa saldhigga xarunta Jaamacadaha ee Muqdisho ayaa la sheegay in ciidamo cusub…
Ciidamada AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta laga raray mid ka mida saldigyada ugu waaweyn ee Muqdisho.
Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray ciidamada AMISOM iyo ciidamada…
Ciidamada AMISOM ayaa ku kacay fal naxdin leh kadib markii kolonyo ka mida gaadiidkooda si naxdin leh ku dileen askar…
Kolonyo ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa shil qasaare iyo rabshado dhaliyay ku galay degaanka Ceelasha Biyaha ee degmada Afgooye.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo saaka weerar kula wareegaydegaano ka tirsan gobolka Shabeelada Hoose ayaa dib uga baxay.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay saaka, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa…
Wararka laga helayo Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM ku…
Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gawaari gaashaaman oo ay ku gubtay dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamadii AMISOM iyo Dowladda Soomaaliya ay dib uga gurteen degaano ay…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya inuu weli socdo dagaal dhex maraya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay in weerar culus oo ay saaka qaadeen ay ku qabsadeen degaano…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howlgalkii ka dhanka ahaa kooxda Alshabaab uu bilwoday iyadoo dagaal culus uu ka…
AMISOM ayaa shaacisay sawirro muujinaya ciidamada ka tirsan howlgalka AMISOM ee muslimka ah iyo sida noloshoodu tahay Bishan Ramadaan.
Dowladda Burundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamo kale oo hoos shaqeynayay howgalka Midowga Afrika ee…
AMISOM ayaa beenisay in weerar weyn uu ka dhacay degaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubadda Hoose sida ay shaaciyeen qaar ka…
Gaariga ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay,
