Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM uu xilligan ku gubayo Isgoyska KM 4…
Browsing: AMISOM
Ciidamada Itoobya ee qeybta ka ah AMISOM ayaa magaalada Baydhaba maanta ku qabtay xuska Ginbo oo ah markiii Jabhadii Tigreega…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni oo ka qeyb galaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya, kana socda magaalada London ayaa eedeyn…
AMISOM ayaa shaacisay inaysan waxba socon amarka kasoo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa caawa soo aaaray amarro kala duwan.
Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM uu magaalada Muqdisho ku jiiray fannaan iyo…
Somali Government and Ethiopian soldiers Wednesday recaptured a district in south-central Somalia from al-Shabaab fighters.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la toogtay nin waday Gaari looga shakiyay inuu qarax sida oo ku…
Mareykanka iyo Midowga Africa ayaa isku waafaqay inuu soo dhawaaday waqtigii Soomaaliya ay la wareegi laheyd mas’uuliyaddeeda dhinaca amaanka.
Wararka laga helayo magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegayo in toogasho lagu dilay ninkii ka danbeyay dilka askari Jabuutiyaan ah oo…
Howlgal xoog leh ayaa ka socda magaalada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan, kadib markii maanta lagu dilau askari ka tirsan ciidamda…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amar ku bixiyay in la furo wadooyinka xiran e gobollada dalka.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka howlgala ay xabsi u taxaabeen taliyihii saldhiga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo farageliyay fadeexad ka dhacay garoonka Kubadda cagta Stadio Muqdisho oo ciidamada AMISOM ay…
Ciidamada AMISOM ayaa wasiiro iyo wafdi la socday ka hor istaagay inay galaan garoonka kubadda cagta ugu weyn Muqdisho.
AMISOM ayaa cudurdaar ka bixisay shilkii wasiirka Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay inay dib u eegis u sameeyaan ciidamada…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa aksoo baxaya kiis ay ku lug yeesheen ciidamada AMISOM oo mid ka mid gaari ay waten…
Ciidamada AMISOM ayaa maanta fal xushmad darro ah kula kacay wasiirka Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim Axmed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari Ugandes ah oo ka tirsanm ciidamada AMISOM la xiray.
