Dowlada Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamado ay shaqadoodii u dhammaatay.
Browsing: AMISOM
Dowladda Mareykanka ayaa gaadiid ciidan oo gaaraya 16 ku wareejiyay cidiamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay madaafiic ku gareen magaaladaasi.
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa socdaal lama filaan ah oo qarsoodi ahaa ku tegay gudaha Soomaaliya, isagoo booqday ciidamada Kenya…
Siyaasiga reer Kenya. horena u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin ayaa si kulul uga hadlay ciidamada dalalka…
Wararka laga helayo Gobola Gedo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada Itoobiya ee ka howlgala Soomaaliya uu is dilay.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa qaabilay madaxda Midowga Afrika iyo AMISOM ee Soomaaliya.
Howlgalka Midowga Afrika ayaa shaki ka muujiyay in la gaari karo hadafkii laga lahaa ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya.
Haweenka ka tirsan ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa bannaanbax nooc cusub ah ka dhigay magaalada Muqdisho.
AMISOM ayaa shaacisay warbixin ku saabsan kulan shalay dhex maray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada AMISOM oo ay…
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isu yeeray safiirrada dalalkooda ay ku jiraan ciidammada AMISOM iyo saraakiishooda, waxaana uu…
Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaciyay mowqifkiisa ku saabsan ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Iska hor imaad kooban ayaa maqribnimadii caawa ku dhex maray magaalada Muqdisho ciidamo ka tirsan AMISOM iyo dad shacab ah.
Dowladda Brundi ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka noqonaya ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgala.
Ciidamada AMISOM ee ka howlgala madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku biiray ilaalada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kadib xamaasad…
Waxaa saacdihii ugu danbeeyay soo baxayay warar sheegaya in madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu diiday inay…
Dowladda Brundi ayaa dib uga laabatay go’aankeedii ahaa inay ciidamadeeda kala baxeyso howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM.
Kooxda Alshabaab ayaa ku dhawaaqay inay khaarijisay askari Uganda u dhashay oo ay maxbuus ahaan u heysatay muddo dheer.
Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay ka qoomameynayaan shil uu ku lug yeeshay mid ka mid ah baabuurtooda oo ay ku…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya dagaalo qaraar ay ka socdaan degaano ka mida Gobolka Shabeelaha hoose, kadib…
