Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca…
Browsing: AMISOM
Taliyaha ciidamada AMISOM iyo saraakiil ka tirsan taliskaasi oo uu la socda abaanduuliyaha ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka hari doonin ciidamada AMISOM sidii ay caddeyn iyo magdhow uga bixin…
Gaari ay leeyihiin ciidamada ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac ka geystay duleedka magaalada Muqdisho kadib markii uu dul maray gaari…
Maanta oo ah 15-ka Janaayo 2015 waxay ku beegan tahay sanadguuradii koowaad ee dagaalkii Ceelcade oo Alshabaab ku laayeen ciidamadii…
Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu eedeeyay inay fal dil ah oo fool xun ka geysteen…
Xoghaya Difaaca dalka Kenya iyo Taliyaha ciidamada Kenya ayaa socdaal qarsoodi ah ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
AMISOM ayaa shaacisay in askari ka tirsan ciidamadeeda uu ka tegay xero ay ku leeyihiin degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha…
Somali officials are accusing African Union peacekeepers of killing 11 civilians in two separate incidents over the weekend.
[button color=”” size=”” type=”square_outlined” target=”” link=””]DIGNIIN: FADLAN KA ISKU DAAWAN HADDII AADAN AWOODIN[/button]
Ciidamada AMISOM ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa muddo 24 saacadood gudahood dilay 11 ruux oo shacab ah.
Ciidamada Kenya oo ay taageerayaan ciidamo Mareykan ah iyo Soomaali ayaa maanta kahawlgal ka sameeyey duleeda waqooyi galbeed ee magaalada Kismaayo.
Mashuurca AMISOM oo soo bilowday sanadkii 2007 waxaa lagu asaasay ciidamo ka socday dalka Uganda oo bedelay ciidamadii Itoobiya ee Soomaaliya…
Saraakiil ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa laga soo xigtay in dowladda Itoobiya ay qorsheyneyso inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya.
Troop contributing countries to the African Union Mission in Somalia are raising a new storm over delayed financial and logistical…
AMISOM ayaa goor dhoweyd shaacisay in maleeshiyada Alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada AMISOM ee degaanka Ceelbaraf, Gobolka Shabeelaha…
Dowladda Burundi, ayaa ku hajnabtay in ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay kala soo bixi doonto Soomaaliya.
Ciidamada AMISOM ee dhowaan la geeyay magaalada Cadaado ayaa la wareegay ammaanka magaalada Cadaado gaar ahaan xarumaha waaweyn.
Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay qiratay inay ciidamo sharci darro ah oo ka baxday ciidamada ka mida AMISOM ay…
Weriyaha caanka ah ee Harun Macruuf ee ka howlaha idaacadda Codka Mareykanka ee VOA-da ayaa sheegay in saddex sababood ay…
