Browsing: Amniga Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada mucaaradka ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo laba…
War goor dhoweyd soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ay caawa toogasho ku dileen nin Bistoolad ku…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISA ayaa shaacisay muuqaal ku saabsan xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu soo qabtay…
Sida ay sheegayaan xog laga soo xigtay saraakiisha Amniga magaalada Muqdisho waxaa laga digay baabuur qaraxyo sida inay ku jiraan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa soo nooleeyay dagaalkii baraha bulshada ee kala dhaxeeyay xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, isagoo…
Taloyaha ciidamada Taraafikada Gen. Maxamed Xuseen Madaalle ayaa digniin kasoo saaray gawaarida la dhigo wadooyinka magaalada Muqdisho inta ka harsan…
Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya fadhi ka mida kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka, iyadoo looga doodayo amniga caasimadda Muqdisho.
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Ex-kontrol Afgooye, kaasoo ahaa gaari lagu xiray miino.
Taliyeyaasha ciidamada milateriga Soomaaliya, kan AMISOM iyo Booliska AMISOM ayaa saaka tegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad cusub ay ku soo korortay wadooyinka taga garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn ugu kacsan xukuumadda ayaa…
