Ciidamo fara badan ayaa caawa la dhigay magaalada Muqdisho, iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay.
Browsing: Amniga
Xaaladda magaalada casimadda ah ee Muqdisho ayaa saaka degan, iyado heegan la geliyay ciidamada ammaanka oo xiray qeybaha muhiimka ah…
Wasaaradda Soomaaliya Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Qorshe lagu sugaayo amniga dalka.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa mar kale ku baaqay in Gobolka Banaadir uu yeesho…
Wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad xiran iyadoo ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin, kuwaasoo diiday isu socodka dadka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameeyay xaaladda amniga caasimadda iyadoo howolgallo baaritaan oo xoog leh…
Golaha Amniga Gobolka Banaadir ayaa soo saaray amarro ku saabsan amniga caasimadda Muqdisho.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay isbedel lagu sameynayo qorshaha sugidda ammaanka magaalada Muqdisho.
Ciidamadad dowladda ayaa bilaabay inay hubiyaan oo ay baaraan gaadiidka AMISOM ee maraya meelaha muhiimka ah ee magaalada.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee sii haya xilka Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin cusub oo wax looga…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa olole ugu jira inuu la wareegto ammaanka Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa guddoomiyay Shirka…
Weerarrada iyo qaraxyada dib u soo laba kacleeyay kadib dhow bilood oo xaaladu deganeyd, iyagoo ka awood badan kuwii hore,…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo gudbiyay Mooshin u gudbiyay guddoonka, kaasoo ku saabsan xaaladda ammaanka dalka.
Marka shaqaalaha rayidku u qaataan Mushaar ahaan $400—$700, Askarigu wuxuu qaataa $100—$150.
Qaraxii weynaa ee 14-kii bishan Oktoobar ka dhacay Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid la siyaasadeeyay iyadoo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maanta shir degdeg la yeeshay dhammaan taliyeyaasha ciidamada ayaa kala hadlay laba…
Ciidamada ammaanka saddex magaalo ayaa la sheegay in heegan sare la geliyay, kadib markii looga digay weerarro Alshabaab damacsan tahay…
Qorshihii xasilinta ammaanka Muqdisho ee xukuumadda Soomaaliya ayaa su’aalo badan ka dhasheen kadib markii weerarro is xiga ay Alshabaab ka…
