Magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug waxaa ilaa iyo hadda lagu soo doortay 38 xildhibaan oo isugu jira labada aqal…
Browsing: Aqalka hoose
Odayaasha iyo salaadiinta beelaha Waqooyi ayaa qoraal ay soo saareen ku dalbaday in xildhibanaadooda lagu doorto xarunta Xalane.
Iyadoo doorasahada Aqalka hoose ay gabagabo tahay ayaa waxaa soo baxaya in siyaabo kala duwan loo dhaqan geliyay qoondada haweenka.
Doorashada magaalada Muqdisho ayaa gashay maalintii labaad iyadoo la doortay xildhibaanno cusub.
Waxaa magaalada Jowhar lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Kursi ka mida kuwii ugu muranka iyo dhaqaalaha badnaa ayaa maanta lagu dooranayaa magaalada Jowhar.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa faragelin ku sameeyay kursi ka mida kuraasta beesha Wacbuudhan Abgaal ee yaala magaalada Jowhar.
Wasiir hore iyo xildhibaan kursiga difaacaneysay ayaa looga adkaaday doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka oo maanta ka dhacday Magaalada Jowhar.…
Xiisad iyo loolan adag ayaa ka taagan kursiga Beesha Absuge/Waceysle ee Aqalka hoose kadib markii dacwad iyo ololeyaal is barbar…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa ku dhawaaqay warkii ugu adkaa ee uu kala hor yimaado madaxweyne Xasan…
Xildhibaan Aadan Maxamuud Nuur (Aadan Saransoor) oo ka mid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed iyo xildhibaan hore ayaa ka hor yimid…
Waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Cadaado lagu qabtay doorasho degdeg oo ka mida Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in musharax caan ah laga hor istaagay inuu u tartamo kursiga beeshiisa.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka digay in la guda galo kulan la isugu yeero xildhibaanada la doortay iyo doorasho la…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo shalay lagu doortay magaalada Jowhar ayaa eedeyn culus u jeediyay maamulka Hirshabeelle iyo ciidamada ku…
Guddiga Doorashada Dadban ee Galmudug ayaa ka hor yimid go’aan ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban oo ku saabsanaa…
Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle waxaa lagu doortay maanta 5 xildhibaan oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaamka.
Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn natiijadii Dooroshadii shalay ee kursiga Beesha Gaabane/Saleebaan.
Doorashadii Aqalka hoose ee Baarlamaanka, magaalada Jowhar ayaa maanta lagu loolamay kursi ka mida kuwa ugu adkaa ee haweenka Beesha…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa maanta ka dhacay doorasho adag socoto magaalada Jowhar.
