Magaalada Cadaado ayaa noqotay goobta ugu weyn lacagaha ugu badan lagu kala furto marka ay timaado doorashada 2016.
Browsing: Aqalka hoose
Guddiga Doorashada Dadban ayaa joojiyay kursi ka mida kuraasta Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo la filayay in shalay lagu doorto…
Doorashadii maanta ka dhacday doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa wejiga saddexaad.
Kursi ka mida kuwii ugu adkaa ee lagu waday inay ku loolamaan musharixiin caan ah ayaa dib u dhacay arrimo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in tartankii adkaa ee loogu jiray kursiga Baarlamaanka Soomaaliya ee Beesha Waceysle/Cali Gaaf lagu…
Waxaa sii socda la-ayaabka laga soo diiwaan gelinayo doorashooyinka 2016, gaar ahaan Aqalka hoose.
Wejiga koowaad ee doorashada xildhibaanda Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar.
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabeelle ka bilaabatay wejiga koowaad ee doorashada aqalka hoose.
Waxaa goor dhow soo idlaaday natiijada laba kursi oo ka tirsan Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Cadaado.
Magaalada Jowhar waxaa maanta lagu wadaa in ay ka bilaabato doorashada aqalka hoose ee xildhibaanada maamulka Hirshabeelle kasoo galaya Baarlamaanka…
Waxaa magaalada Cadaado ka degtay haweeney u sharxan xildhibaan oo ku lebisan jaakadaha aanay xabbadu karin, taasoo kentay inay soo…
Loolan adag ayaa loogu jiraa kursiga beesha Cali-gaaf/Waceysle ee aqalka hoose Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Magaalada Cadaado maanta oo Arbaco ah 16-ka Novembar 2016 waxaa ka dhici doonta sida la qorsheeyay doorashada 9 kursi oo…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Gaafow Maxamuud uu olole doorasho ka wado…
Waxaa Magaalada Kismaayo maanta lagu doortay qeyb kale oo ka mida xildhibaannada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
UgaaskaBeesha Geeledle ayaa shaaciyay in ciidamo lagu dalbaday oo la garaacay, kadib ergadii beeshiisa markii lagala wareegay.
Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan musuqa iyo cod iibsiga hareeyay doorashada Soomaaliya ee 2016, ayaa waxaa afka furatay mushara xiildhibaan…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa walaac weyn ka muujiyay xaalado qalafsan oo hareeyay Doorshada Aqalka hoose ee magaalada Cadaado.
Guddiga doorashooyinka dadban ee heer dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay qaabka ay u dhaceyso doorashada aqalka hoose ee maamulkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in shaqaaqo keentay is-rasaaseyn ay maanta ka dhacday magaaladaasi.
