Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Browsing: Aqalka sare
Waxaa hadda soo dhammaatay tirinta codadka Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Aqalka sare: waxaa u tartamaya: Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Mustafe Maxamed Qodax Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad waxaa u tartamaya Xasan Faarax…
Iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay fadhiga xildhibaanada…
Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta la dooranayo wuxuu qeyb ka yahay meelaha ay kooxaha Diimeed ee siyaasadda dalka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ay Soomaaliya yeelatay.
Iyadoo berito ay ku beegan tahay doorashada Guddonka Sare ee Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado inuu…
Gudiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay in maanta la dhageysan doono khudbooyinka musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka.
Musharixiin gaaraya 16 ayaa isu soo taagay xilka Guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in dhowaan la…
Qaabka awood qeybsiga Soomaalida iyo beelaha ay ka kooban tahay ayaa ah mid iyadoo aan la qorin heshiis lagu yahay,…
Ergo ka soo jeeda degaanada Somaliland oo maanta lagu waday inay doortaan kursi ka mida kuraasta Baarlamaanka ayaa gacan ka…
Iyadoo ay socoto qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan musharixiinta xilalka…
Xildhibaan C/risaaq C/risaaq Xasan Cismaan (Jurille) ayaa beeniyay inuu u sharxan yahay xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Beesha Daarood ayaa ku fashilantay inay hesho jagada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka, kadib markii arrintaasi ka hor timid miisaanka…
Xildhibaanada Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta doortay Guddiga Doorashada Aqalka Sare ee Guddoonka Aqalkaasi, iyadoo la shaaciyay waqtiga…
Kulankii ugu horeeyay ee ay maanta yeeshaan xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu magacaabay Guddiga…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu doortay saddex senatoor oo cusub oo ka mid noqonaya Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shaaciyay in maanta Magaalada Muqdisho lagu dooran doono saddex kursi oo ka mida xubnaha Aqalka sare…
Khilaaf cusub ayaa ka soo shaac baxay doorashada xubanaha Aqalka sare ee kasoo jeed Somaliland iyadoo la filayay in la…
