Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Kooxda Aala-sheekh ma ku guuleysan doontaa hogaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya…?

    Kooxda Aala-sheekh ma ku guuleysan doontaa hogaanka Aqalka Sare ee Soomaaliya…?

    January 22, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta la dooranayo wuxuu qeyb ka yahay meelaha ay kooxaha Diimeed ee siyaasadda dalka doonayana inay ka dhex muuqdaan.

    Kooxda Aala-sheekh waxay ka mid tahay kooxda diimeed  ee siyaasadda saameynta ku lahaa, waxaana doorkeedu hoos u dhacay markii uu xilka waayay Shariif Sheekh Axmed.

    Olole ay kooxda ku dooneysay inay xildhibaano badan u soo galaan Baarlamaanka ayaa socon waayay doorashadii 2016, taasoo ay ugu wacneyd isku xir la’aan, dhaqaale darro iyo loolan adaga oo kaga yimid Damjadiid.

    Xubnaha lacagta badan heysta ee soo galay Aqalka Sare waxaa ka mida milkiilaha Warbaahinta Goobjoog ninka lagu magacaabo Abshir Axmed Maxmaed (Bukhaari) oo hadda u sharxan xilka guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare.

    Abshir ayaa ah musharax ka mida kuwa ugu cadcad doorashada, waxaase kula jira Cabdi Axmed Dhuxulow oo lagu tiriyo siyaasiyiinta gacansaarka dhow la leh kooxa Aala-sheekh.

    Musharaxa kale ee tartanka uga imaan  karo ayaa ah ruugcadaaga siyaasadeed ee C/risaaq Cismaan Jurille, iyadoo labada kursi ee ku xigeenada ah ay isku heystaan beelaha Hawiye iyo Daarood oo tii guddoomiye ku xigeenka koowaad hesho ay ka baxeyso tartanka guddoomiye ku xigeenka labaad.

    Xildhibaanada Xasan Macalin, Axmed Macalin Fiqi iyo Abshir Bukhaari oo ay wehliyaan xubno yar oo fara ku tiris ah oo kooxdan dowladda cusub ugu jira waxaa guul weyn u noqon doona inay ka mid noqdaan guddoonka Aqalka sare.

    Abshir Bukhaari oo hantidiisa uu maalgashaday siyaasadda, isagoo ku soo baxay kursigii ugu horeeyay Aqalka sare, uguna kharashka badnaa, haddiiba uu ku guuleysto xilk guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare waxay meesha ka saari doontaa saameyntii kooxda Damjadii oo hore looga qaaday Golaha Shacabka.

    Wadani.com

    Abshir Bukhaari Aqalka sare Guddoonka Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO SAWIRRO: Dab baabi’iyay Suuqa Boocle ee Muqdisho & Ganacsato ku hanti beeshay
    Next Article DAAWO: Muuqaaladii ugu horeeyay ee fadhiga Aqalka Sare ee doorashada Guddoonka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo