Xogheynta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay dirtay farriimo iska horjeeda oo ku saabsan fadhigii la filayey inuu maanta yeesho Golaha…
Browsing: Guddoonka
Kulanka Golaha Bararlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa sabab la’aan u baaqday, iyadoo aan wax faahfaahin ah…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay inay weli isku khilaafsan yihiin qodobkii soo dedejiyay Mooshinka xil ka qaadista Madaxweyne Maxamed…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa kulankii labaad uu hotel ku yaalla magaalada Muqdisho uga socdo Guddoomiyaha…
Kulan muddo qaatay oo dhex maray Guddoomiye Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad aan la faahfaahin iyo heshiis…
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Hotel ku yaalla Magaalada Muqdisho, kadib markii muddo toddobaad ah uu khilaaf…
Shirar is dabajoog ah ayaa galabta iyo caawa ka socda xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh…
Shirar kala duwan oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa xildhibaannada kasoo jeeda Beelaha Digil & Mirifle uga doodeen qofkii bedeli…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay qoraal lagu baahiyey baraha bulshada, taasoo ka hadleysa qoraal…
Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laba qeybood u kala jabay kadib mooshin kalsooni kala noqosho oo saaka ay…
Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka sheegay ayaa kashifay sir badan oo ku saabsan xaaladda…
Guddoonka Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay Guddi kasoo tala bixiya arrinta Sarkaalka ONLF C/kariin Qalbi Dhagax.
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa maanta shir Gaara xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kula yeeshay guddoonada labada Aqal…
Qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa wada Mooshin ku saabsan Golaha Wasiirada cusub ee aan weli la magacaabin.
Waxaa guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka mida ruugcadaaga siyaasadeed ee dalka,…
Iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay fadhiga xildhibaanada…
Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta la dooranayo wuxuu qeyb ka yahay meelaha ay kooxaha Diimeed ee siyaasadda dalka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ay Soomaaliya yeelatay.
Iyadoo berito ay ku beegan tahay doorashada Guddonka Sare ee Aqalka sare ayaa waxaa soo baxaya musharaxa loo wado inuu…
Gudiga Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa shaaciyay in maanta la dhageysan doono khudbooyinka musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka.
