Labada Kursi ee Aqalka sare oo dib loo dhigay inay doorashadooda ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaa ka mida kursiga laga…
Browsing: Aqalka sare
Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xalay soo saaray liiska mushariixinta saddex kursi oo ka harsaneyd Senatoorada laga laga…
Laba ka mida Senatoorada caanka ah ee Aqalka Sare ayaa mar kale kusoo baxya doorashada ka socota magaalada Dhuusamareeb ee…
Waxaa si toos ah magaalada Dhuusamareeb ka socota doorashada senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maanta la dooranayo…
Waxaa goor dhow Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka bilaabatay Doorashada lix Senator oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
Waxaa magaalada Garowe ka socota doorashada Senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ay isu bedeshay doorasho aan lagu tartamin…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo saaray Liiska Musharixiina 6kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray liiska musharixiinta u tartameysa kuraasta Aqal Sare ee laga soo doorto Puntland…
Waxaa si weyn baraha bulshada looga hadal hayaa hadal ku jiray khudbad uu xalay goob madal ah ka jeediyey Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ka hadlay xaaladda dalka, taariikhdii lasoo maray iyo khilaafka ka taagan doorashda xildhibaannada…
Waxaa lagu dhawaaqay xilliga ay dhaceyso doorashada cusub ee Guddiga Somaliland, kadib markii uu soo farageliyey Ra’isal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta.
Guddiga Amniga Galmudug ayaa soo saaray amarro ku saabsan Doorashooyinka iyo Musharixiinta hubka la tagaya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo.
Senatoorkii shanaad ee Aqalka sare ayaa lagu doortay magaalada Baydahaba, kadib doorasho maalin dhan socotay oo Baarlamaanka K/Galbeed u qabtay…
Kursigii afraad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Baydhaba, kaasoo ka mida 8-da kursi ee…
Iyadoo ay doorashada Kuraas ka tirsan Aqalka Sare ka socoto magaalada Baydhaba ayaa waxaa kursigii saddexaad kusoo baxay Wasiiru-dowle ka…
Waxaa magaalada Baydhabo ka socda Doorashada shan kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goor dhoweyd…
Doorashadii ugu horeyay ee Aqalka Sare ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba, iyadoo kursigii koowaad ee yaalla K/Galbeed ay ku tartameen…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashadii ugu horeysay ee Senatoorada Aqalka Sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed.
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo laga reebay tartanka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyey sababta looga teebay musharixiinta Aqalka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa laga dalbaday inuu soo gudbiyo musharixiinta Aqalka Sare ee laga soo doorto…
