Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia ayaa kulankiisii 9-aad ee kalfadhigii 4-aad maanta ku ansixiyey Hindise sharciyeedka dhisidda Guddiga Madaxa bannaan ee…
Browsing: Aqalka sare
Waxaa maanta baaqday kulanka 9aad ee Golaha Aqalka Sare oo lagu waday in looga doodo, laguna ansixiyo Xeerka Dhismaha Guddiga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Qaar ka mida Guddiga Doorashada maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay is casili doonaan, kadib cadaadis xoog leh…
Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay war maanta kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu sheegay in la dhammeeyay…
Aqalka Sare ayaa maanta soo bandhigay 8 qodob oo maamul Goboleedyada dalka ka jira ay isku maandhaafeen dowladda Federaalka oo…
Gudiga Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay go’aan ku saabsan waanwaantii ay ka dhex wadeen Dowladda Federaaka iyo…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war-saxaaafadeed uu maanta soo saaray ka digay in faragelin lagu sameeyo doorashada maamul Goboleedyada…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi dhexdhexaadin u magacaabaya khilaafka dhex yaalla maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qoraal kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa lagu soo dhoweeyay isku dayga Aqalka Sare ay ku doonayaan inay xalinayaan…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa hadal uu maanta ka jeediyey kulankii Aqalka Sare uga…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilada Qaramada Midoobay iyo…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay jawaab ay ka heleen xukuumadda Soomalaiya oo ku saabsan…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab cad looga bixiyay warkii kasoo yeeray Guddiga…
Madaxda maamul Goboleedyada ee ku usgan magaalada Garowe ayaa mar kale beesha caalamka ka codsaday inay soo farageliso khilaafka kala…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu la safto maamul Goboleeedyada xiriirka u jaray dowladda Federaalka, kadib…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa muddo saddex maalmood ah u qabtay madaxweynah iyo Ra’iisal wasaaraha inay uga soo jawaabaan…
Laba senator Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ka jawaabay eedeyntii ka timid madaxweynaha Galmudug Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku…
Munaasabad lagu furay kalafadhiga 4aad ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhcday Hotel ku yaalla magaalada…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda maamulka K/Galbeed ayaa ayaa War kasoo saaray xaalada maamulka Koonfur Galbeed…
