Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed CabdullaahI Farmaajo ayaa maanta dinb ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii safar 24 saacadood qaatay…
Browsing: Aqalka sare
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay uga hadleen furitaanka kalafadhiga…
Madaxda maamul Gobleedyada ayaa ka hor yimid go’aankii shalay kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo waxba kama jiraan ka…
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare wuxuu ugu baaqayaa mas’uuliyiinta Galmudug in la ilaaliyo midnimada iyo wada shaqeynta hey’adaha dastuuriga…
Wafdigii Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka u diray Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, iyadoo galabta laga sagootiyay…
Madaxa wafdigii Aqalka sare ee Baarlamaanka oo loo diray magaalada Kismaayo ayaa si cad ula saftay maamulka Jubbaland ee Axmed…
Wafdigii Aqalka sare ee magaalada Baydhabo ku sugnaa ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo warbixin…
Wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Barlamaanka ayaa galabta gaaray Magaalada Dhusamareeb maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Maxamed Axmed Islaam (Madoobe) ayaa kulan kula yeeshay magaalada Kismaayo wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka…
Wafdigii ka socday Golaha Aqalka sare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan magaalada Garowe…
Golaha Aqalka Sare ee Baaralmaanka Soomaaliya ayaa wafdigii ugu horeeyay ee xal raadin ah u diray maamhlka Puntland, kaasoo ka…
Go’aan kasoo baxay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay liiska wufuud loo kala dirayo xarumaha maamul goboleeyada…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa soo saaray qoraal uu ku baaqayo in la joojiyo dhammaan mooshinada socda ee…
Xildhibaannada Aqalka Sare ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ka baaqsaday inay qeyb ka noqdaan ka qeybgalka furitaanka kalfadhiga Afraad…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay sababtii ay uga baaqsadeen ka qeybgalka furitaanka kalfadhigii 4-aad ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka ay qaadaceen ka qeyb galka munaasabadda furitaanka…
Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa xaruntooda maanta kula kulmay Guddiga la socodka Dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka…
Senator Axmed Macalin Nadiir oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qeylo dhaan kasoo saaray ciidamada uu…
Guddiyada dib u eegista dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista dastuurka ayaa soo…
