Eheladda Axmed Dowlo ayaa sheegay inay cadaalad darro ka dhacday maxkamadda Gobolka Banadir, kadib markii qofkii abaabushay dilka hal sano…
Browsing: Axmed Dowlo
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun dil ah ku riday saddex ka mida dadkii lagu soo eedeeyay dilkii iyo gubistii Marxuum…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd dil ku xukuntay Saddex qof oo ka mida dadkii lagu soo eedeeyay inay ka…
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad dib u celisay dacwadii lagu soo oogay dadkii ka dambeeyay Dilkii naxdinta lahaa…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay 7 qof oo ku eedeysan kiiskii dilka naxdinta lahaa ee magaalada Muqdisho loogu…
Ururka Somali Faces ayaa deeq lacageed gaarsiiyey Qoysaskii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed Dowlo oo dilkiisa uu gilgilay Soomaali fara…
Weriye Munasar Maxamed oo ka howlgala TV-ga Dalsan ee xaruntiisu tahay magaalada Muqdisho oo si weyn u tebiyay kiiska dilka…
Aabaha dhalay gabadha sabbatay in la dilo marxuum Axmed Dowlo ayaa caddeeyay inuusan bixin gabadhiisa, isagoo dowladda Soomaaliya ugu baaqay…
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada Soomaalida. basle xabsi Guri ugu jira dowladda Federaalka ayaa kasoo hadlay kiiska…
Iyadoo ay soo shaac baxayaan faahfaahino kale oo ku xeeran kiiska dilka Marxuum Axmed Dowlo oo ku yimid heybsooc ayaa…
Dowladda Soomaaliya ayaa dib u dejin u sameysay lammaanaha Maxamed C/raxmaan Mukhtaar iyo Ruqiya C/llaahi Maxamed oo guurkoodu sababtay in…
Iyadoo weli ay jirto Hadalheyntii ku aadaneyd Gabood Falkii loo geystey Mawaadin Marxuum Axmed Mukhtaar Saalax ( Axmed Dowlo) ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si gaara ula hadlay lammaanayaasha guurkooda dartiis loo dilay Marxuum Axmed Dowlo oo xalay Telefishan…
Xildhibaan Xuseen Iidow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan inuu yahay qofka…
Xildhibaanno ka tiran baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay olole ugu jiraan in xabsiga laga sii daayo dadkii lagu…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeediyey in wax uu ku tilmaamay ‘Aroos Qaran’ loo sameeyo lammaane sababay…
Xildhibnaannda Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ajendahooda ku darsaday Dood ku saabsan dilkii foosha xumaa ee magaalada Muqdisho ka dhacay, kaasoo…
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilal ka dhacay Muqdisho, siiba…
Boqolaal qof ayaa maanta Baroordiiq socod ah iyo Aas u sameeyay Marxuum Axmed Dowlo oo dhowaan nolosha lagu gubay, laguna…
Warbixin Nolosha Wiilkii (Maxamed C/raxmaan Mukhtaar) iyo Gabadhii (Ruqiyo C/llaahi Maxamed) oo Jaceylkooda Dartiis loo gubay Adeerkood Axmed Dowlo degmada…
