Browsing: Axmed Madobe
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shirararkii ugu danbeeyay la yeeshay madaxda Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo kusii jeeda degaanadooda.
Muqdisho, 16, Maarso, 2021- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dacwadda Badda ee Soomaaliya kala…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin ku saabsan Gobolka Gedo u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dowladda Soomaaliya aysan aqoonsaneyn ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Safiirka Mareykanka…
Dowladda Itoobiya ayaa la sheegay inay si weyn uga walaacsan tahay oo ay isha ku heyso kulan ay si hoos…
Iyadoo ay hadda soo dhammaatay tirinta codadka Doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa xilkaasi markii saddexaad ku guuleystay madaxweynaha xilka…
Ciidamada maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe ayaa kala eryay dadweyne isugu soo baxay soo dhaweyntaa Musharax sheegay inuu u taagan…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa markii saddexaad bishan gudaheeda ku dhawaaqay dagaala lagu qaadayo kooxda Alshabaab.
Jubaland leader Sheikh Ahmed Madobe met with senior politicians and elders in Garissa County on Sunday ahead of the upcoming…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Brussels ayaa sheegaya in wafdigii maamulka Jubbaland uu ku biiray shirka arrimaha Soomaaliya ee ka…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si kulul u weerarray, isla markaana go’aano ku soo rogay Hay’adaha…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in tabashooyin ka jiray maamulada K/Galbeed iyo Jubba lasoo afjarayo iyadoo…
Xildhibaanada Baarlamaanka Jubba ayaa maanta ansixiyay codsi uga yimid madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed mMadoobe) oo ku saabsan in loo…
Ergeyga gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nichlas Kay ayaa shalay booqday magaalada Kismaayo ee xarunta u ah…
