Browsing: Axmed Qoorqoor
Kulan ay soo qabanqaabiyeen xubno ay isku dhow yihiin Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay dhex maray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddi soo baaraya kiiska afduubka iyo dilka sheekhii caanka ahaa ee Sheekh…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in Galmudug ay degaanno iyo maamullo kale ka hortaagan yihiin Alshabaab.
Qaar ka mida Midowga Musharixiinta ayaa dadaal ugu jira inay waanwaan ka dhex sameeyaan Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaahiye iyo…
Kulan casho sharaf ahaa oo qaatay saacado badan ayaa xalay dhex maray Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo uu…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo inuu hortaagan yahay ka qeybgalkiisa…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay Doorashada Aqalka Sare uga dhici lahayd maamulka Galmudug, arrintaas oo…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa wada qorsheyaal ay doonayaan in xal loogu helo is mari waagga ka taagan Doorashada Federaalka.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo waanwaan ka dhex bilaabay musharixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowr…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021, kadib arkii uu iska dhega tiray cadaadis…
Ra’iisal wasaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaab beel ahaan ula kulmaya xildhibaannada Golaha shacabka si uu kalsooni uga helo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamed Islaam ayaa degdeg ugu laabtay magaalada Kismaayo, iyadoo la filayey inuu ka qey galo shirka Dhammeystirka…
