Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay Doorashada Aqalka Sare uga dhici lahayd maamulka Galmudug, arrintaas oo…
Browsing: Baarlamaanka Galmudug
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo ka gadoodsan tallaabo uu qaaday Guddoomiyaha…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa soo saaray wareegto uu kulamada Baarlamaanka iyo Gunnada uga joojinayo xildhibaan ka tirsan…
Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo fadhi yeeshay maanta ayaa isbedel ku sameeyay qodob ka mid ah Dastuurka Galmudug oo…
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeeshay kulan gaara oo loga hadlayey codsi ka yimid Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.
Xildhibaankii labaad ee ka mida xildhibaannada ay soo xushay Ahlu suna oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa qaatay aragti ka…
Waxaa goor dhoweyd kulan degdeg ah la isugu yeeray Baarlamaanka Galmudug, kadib farriimo loo diray xildhibaannada oo lagu wargeliyey inuu…
Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa la sheegay inay maxaabiis oo kale ugu xareysan yihiin dowladda Soomaaliya, iyadoo aan loo…
Guddiga Doorashada Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa kulan uu maanta ku yeeshay magaalada Dhuusmareeb waxay ku shaaciyeen in xilliga la…
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa shaaciyey xildhibaanno cusub oo ka mid noqday Baarlamaanka labaad ee Galmudug.
Wararka laga helayo Gobolla Mudug ayaa sheegaya in ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Galmudug dagaal ku dhex marayo Bariga Gobolka…
Xaaladda siyaasadeed ee maamul Goboleedka Galmudug ayaa kacsan iyadoo qeyb ka mida Baarlamaanka maamulkaasi ay wadaan mooshino xilka looga qaadayo…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo saaray amar lama filaan ah oo uu shaqada uga joojiyay hay’adaha maamul…
Xildhibaano ka tirsan maamulka Galmudug ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.
Baarlamaanka Galmudug ayaa qaaday tallaabo uu wax uga bedelayo qodobka xil ka qaadista madaxweynaha maamulkaasi oo markii hore u baahnaa…
Wafdi uu hogaaminayay guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud iyagoo ka…
