Dil nooc cusub ah ayaa Gelinkii dambe ee maanta ka dhacay qeybta Cabdalla Shideeya ee Suuqa Bakaaraha, degmada Howlwadaag ee…
Browsing: Bakaaraha
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in qaadista canshuurta iibka ee alaabooyinka jumlada ah ay muhiim…
Waxaa maanta dib loo furmay qeybo ka mida Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho, kadib markii uu xirnaa labadii maalmood…
Ganacsatada Muqdisho ee diidan inay bixiyaan canshuurta ay soo rogtay Wasaaradda Maaliyadda ayaa dalbaday inay la kulmaan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa maanta ku dhawaaqay inay shaqada joojinayaan iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga suuqa laga bilaabo maalinta Berri…
Iska hor imaad ayaa suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ku dhex maray ciidamo xasilinta Muqidsho iyo koox abaabulan…
Koox hubeysan ayaa dhac qorsheysan oo ku cusub magaalada Muqdisho maanta ka geystay xarun ganacsi oo ku taalla suuqa weyn…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa ku guuleystay furitaanka waddo nadaafad daro u xirneyd 20-kii sano ee lasoo dhaafay…
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Muqidsho ay…
Kadib dadaal xoog leh oo ay galeen gaadiidka dab-damiska, dadweynaha iyo ciidamad ammaanka ayaa lagu guulestay in la damiyo dab…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay suuqa weyn ee magaalada ku khaahirijeen nin ganacsade ahaa.
Dadkii saaka aroortii qabsaday suuqa weyn ee Bakaaraha waxaa ku burburay hanti badan oo malaayiin doolar gaareysa, waxaana lagu waayay…
Saddex qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dab xoog leh oo aroortii saaka ka kacay suuqa Bakaaaraha ee magaalada…
Dab xoog leh ayaa aroortii hore ee saaka ka kacay suuqa ugu weyn Soomaaliya iyo Geeska Afrika ee Bakaaraha, magaalada…
Waxaa saaka lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho nin ganacsade ah oo ay weerar ku qaadeen ciidamo ku lebisan dareyska…
Fal lagu dhacay xarumo ganacsi oo fara badan ayaa xalay ka dhacay Suuqa ugu weyn ee magaalada Muqdisho oo ah…
Ganacsatada iyo dadweynaha Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ayaa ka cabanaya falal dhac hubeysan ah oo ku soo kordhay…
Koox dabley ah oo ku hubeysan qoryaha fudud ayaa maanta fal afduub ah ka geystay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho…
