Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow oo madaxweyne Farmaajo u diray xalinta gadoodka ciidamada milateriga ee ka soo…
Browsing: Balcad
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa abaabulay xubno ka tirsan xukuumada iyo taliska ciidamada Qalabka sida oo qanciya ciidamo gadoodsan…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka baxay xalay xilli danbe degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii ay xalay dagaal kula…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar culus caawa ku qaaday magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in dagaalku…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo gudaha degmada Balcad ee Muqdisho u jira 30 KM,…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha labada wado ee soo gala magaalada Muqdisho, kuwaaso dowladda Qatar ay maalgelineyso.
Wararka laga helayo degmada Balcad ayaa sheegaya in iska hor imaad kale uu maanta ka dhacay degmadaasi oo muddooyinkii ugu…
Ciidamada Danab ee kumaandooska Somalia iyo ciidamo Mareykan ah oo wehliya ayaa xalay weerar ku qaaday xarun ay kooxda Alshabaab…
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle kuna sii jeeday magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar jid-gooyo ah u dhigeen ciidamo ka tirsan dowladda…
Qeybta Warbaahinta kooxda Alshabab ayaa shaacisay muuqaal laga diyaariyey weerarkii ay Maleshiyada Alshabaab ku qabsaday degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe…
Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM ayaa saakay laba ruux ku dilay xaafadda Xaawo Taako ee degmada Balcad ee Gobalka Shabeelaha…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegeen tuullooyin ka tirsan degmad Balcad, iyadoo…
Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa gelintii dambe ee maanra ka dhacay Degaanka Ceel Macaan ee duleedka Muqdisho, kadib markii…
Koox hubeysan oo aan la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Xawaadley ee degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab aya weerar gaadmo ah ka geystay duleedka…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan degaano hoos…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa howlgalkii wadajirka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka ee kumaandsoodka iyo kuwa Mareykanka ku…
Ciidamada kumaandooska ee Danab oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah ayaa la wareegay degaano ka tirsan Gobalka Shabeellaha dhexe …
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in howlgalka ay wadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gaarka…
