Taliyaha Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Gaashaanle Cabdiraxmaan Cumar Warsame (Jeeni-qaar) ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii Alshabaab ku qaadeen Saldhigga…
Browsing: Balidoogle
T aliska Ciidammada Xoogga Dalka ayaa warkii ugu horeysay kasoo saaray weerarka Alshabaab saaka ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Ballidoogle, sida…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Lix askari oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ay ku dhinteen Qarax Miino…
Warbixin laga qoray joogitaanka Milateriga Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in saldhigga Balidoogle ee Gobolka Sh/hoose oo hore u…
Ninkii qaaday sawirka madaxweyne Xasan Sheekh oo hurdaya xilli uu booqanayay Saldhigga ciidamada ee Balidoogle ayaa xabsiga loo taxaabay, sida…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagey…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Garoonka Diyaaradaha Balli-doogle
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa digniin hordhac ah kasoo saaray weeraro uu sheegay inay kooxda Al-shaba u qorsheenayan sidii ay ugu…
Dufcad cusub oo ka trisan ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa soo dhameysatay tababar uga socday Saldhigga Balidoogle ee ciidamada…
